HomeWararka

Wararka

Turkiga oo wada qorshe diblumaasiyadeed oo culus oo ku aadan Soomaaliya & Itoobiya.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, Hakan Fidan ayaa saaka tagay magaalada Addis Ababa wuxuu la kulmay Ra’isalwasaare Abiy Axmed iy...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan deg deg ah isagu yeeray madaxda hay’adaha ammaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaaraha X.J.F.S, Xamsa Cabd...

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxay qarax haleelay qaari dad shacab ah saarnaayeen oo safar ahaa oo marayey inta u dhaxeysa ...

Maxaa laga yiri weerarkii xalay dadka badan ku dhinteen Xeebta Liido ee Muqdisho

Qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada iyo Mas’uuliyiin horay xilal kala duwan Dalka uga soo qabtay dalka ayaa u tacsiyeeyay eh...

Ku dhawaad 100 Ruux oo dhimasho iyo dhaawac ka soogaaray weerarkii xalay ka dhacay Liido

Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay weerarka qaraxa ku bilowday ee xalay ka dhacay xeebta Liido degmada Cabdicasiis ee m...

FAAH FAAHIN: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Xeebta Liido

Weerar ku bilowday Qarax ayna daba socoto rasaas ayaa ka socota xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho. Warark...

Wafdi ka socda Turkiga oo Itoobiya kulamo xasaasi ah ka bilaabi doona

Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa maalinta bari ah ku wajahan Dalka Itoobiya oo uu booqasho rasmi ah ku ta...

Bangiga Adduunka oo Soomaaliya siinaya in ka badan 100 Milyan oo doollar

Guddiga Sare ee Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay lacag dhan $125 milyan oo Doollarka Mareykanka ah oo loogu talagalay maalgelinta s...

Xowliga Daacish-ta Soomaaliya oo laga cabsi qabo waxa ka dhalan kara

Khuburada dhanka amaanka ayaa sheegay in tirada kororka kooxda Daacish ee Soomaaaliya uu sare u kacayo muddooyinkii ugu dambeeyey,...

Itoobiya oo muujisay inaysan ka walaacsanayn in muwaadiniinteeda ay ku biiraan Daacish �...

Dowladda Itoobiya ayaa waxa ay sheegtay in ku biiritaanka muwaadiniinta dalkaas ee kooxaha argagixisada ka dagaalama Soomaaliya ‘a...

Puntland oo soo qabatay nin dil ka geystay magaalada Boosaaso

Ciidanka Amniga Puntland ayaa sheeciyey in gacanta lagu dhigay Maxamed Abshir Muuse oo ku eedaysan inuu 29-July 2024 Boosaaso ku d...

Dowladd Soomaliya oo cambaareysay dilkii Huggaamiyihii Xamaas

War ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in si kulul loo cambaareynayo dilka Ismaaciil Haniyeh, oo ahaa madaxa xafii...

Live Now

English News

Facebook Feed