HomeWararka

Wararka

Dagaal ka dhacay jubbada hoose oo dhexmaray ciidanka dowladda iyo Al-shabab kadib….....

Faah faahinno kala duwan ayaa ka soo baxay dagaal dhexmaray Ciidanka dowladda iyo Ururka Al-shabaab deegaanno ku yeel duleedka deg...

Xaaladda siyaasadeed ee Senegal oo cakiran xilli hoggaamiyaha mucaaradka uu la hadlay dad-...

Hoggaamiyaha mucaaradka dalka Senegal Ousmane Sonko, oo lagu xukumay labo sano oo xarig ah bil ka hor, ayaa ugu baaqay shacabka Se...

Madaxweynaha Kenya oo qaaday xayiraad lix sano ah oo dhanka dhirta ah

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay in la qaaday xayiraadii saarneyd jarista dhirta ku dhawaad ​​muddo lix sano,  wa...

Jubbaland iyo Kenya oo kawada hadlay arrimaha ammaanka iyo howlgallo ka dhan ah AS

Madaxweynaha Dowlada Gobolleedka Jubaland iyo Taliyaha ciidamada Millatariga dalka Kenya oo kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ay...

Wararkii u dambeeyay rabshadaha Faransiiska

Habeenkii afaraad dalka Faransiiska waxaa ka taagan rabshadaha & carada ka dhalatay dilka wiil 17 jir ah oo asal ahaan ka soo ...

Ruushka oo duqeymo xooggan xalay u gaystay magaalada Kyiv

Military-ga Ruushka ayaa xalay duqeymo ba’an u gaystay magaalada Kyiv ee caasimada Ukraine, sidaasi waxaa sheegay masuuliyiin ka t...

Dowladda Soomaaliya oo Qaadaneysa 10 Kun oo Macalin iyo Sababta oo La Sheegay

Dowladda Soomaaliyaa sheegtay in 10 kun oo macalin ay qaadan doonto seddexda sanno ee soo aadan, kuwaas oo loo diyaarin doono must...

CIA oo sheegtay in fursad dahabi ka dhex aragto dagaalka Ruushka & Ukraine

Agaasimaha laanta sirdoonka dalka Mareykanka William Burns ayaa sheegay in fursad dahabi ah oo aan la dayici karin ay ku dhex arka...

Gantaalihii Iran siisay Suuriya oo dhula soo dhigay madaafiic Israel soo riday

Gantaalo cusub oo ah nidaamka difaaca oo dhawaan Iiraan si qarsoodi ah ku siisay Suuriya ayaa sidii la filayay u hawlgal galay ka ...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Puntland iyo faah faahin laga bixiyay.

Puntland ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka titsan Ururka Al-shabaab, kuwaas oo qorsheynayay in qaraxyo iyo weeraro k...

Axmed Madoobe oo Fariin u diray Somaliland dagaalka Laascaanood.

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka  Jubaland ayaa ka hadlay dagaalka Dheeraaday iyo xiisadda ka taagan magalaada Laascaanood ee xarun...

Sidee Looga Xusay Laascaanood Munaasabada 1-da Luulyo.

Markii ugu horreysay ayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxa looga dabaal dagay munaasabadda 1-da Luulyo ee 63-da ...

Live Now

English News

Facebook Feed