HomeWararka

Wararka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shir muhiim ah ka furay magaalada Muqdisaho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre oo maanta furay shir looga hadlayo Doorka Culimadu ay ku leeyihiin taaba-gelinta...

Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo booqasho uga soo laabtay Dhoobley

Taliye ku xigeenka ciidamada Midowga Afrika ee dhinaca Taakuleynta iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Muteti ayaa soo gabagabeeyay bo...

Hay’adda Qaramada Midoobay oo ka hadashay roobabkii iyo fatahaadii ka dhacay Soomaaliya

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay in ka badan 278,000 waxaa saameeyay roobab mahiigaan ah iyo fatahaada wabiyada tan iyo bilowgi...

Dagaal beeleed culus oo sababay dhimasho dhawac oo ka dhacay gobolka Galgaduud

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay dagaal beeleed  ka dhacay deegaan ku dhow magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, si...

Ciidamo Kenyaan ah oo lagu dilay xadka ay Soomaaliya iyo dalkaas halka tiro kalana lagu dh...

Ciidamo ka soo jeeda Kenya dhintay, 4 kalena way ku dhaawacmeen weerar bambaano oo ka dhacay meel u dhow xadka Soomaaliya Ugu y...

Mucaaradka Puntland Oo Madaxweyne Deni Ku Eedeeyey Inuu Hurinayo Colaad Taasoo Salka Ku He...

Mucaaradka Puntland ayaa soo saaray war-saxaafadeed, iyagoo eedaymo culus u jeediyay madaxweyne Siciid Deni. Mucaaradka ayaa ku an...

Madaxweynaha Kenya oo jawaab ka bixiyay safarradii ugu badnaa ee dibadda ah muddo sanad ah...

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa difaacay booqashooyin badan oo uu ku tagay dalka dibadiisa, isagoo sheegay in ay ka faa’iidee...

Dowladda Soomaaliya oo ansixisay hindise sharciyeedka lagu xakameynayo dambiyada badda

Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixisay hindise sharciyeedka loogu talagalay in lagu wanaajiyo dadaallada lagula...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan muhiim ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

Dhamaadka Bishan Octobar ayaa Golaha Amaanka waxa ay yeelan doonaan kulan looga hadlayo Xaalada ee Soomaaliya, sida Amniga, La dag...

Al-Shabaab oo lagu eedeeyay in ay hurinayaan dagaal beeleedyo ka dhacay qaar kamid ah go...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa ku eedeeyay kooxda Al-Shabaab in ay hurinayaan dag...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal culus oo Jubada Hoose ku dhexmaray Ciidanka Jubaland iyo...

Faahin faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  dagaalka ka dhacay gobolka Jubada Hoose, dagaalkaan ayaa si gaar ah uga dhacay deeg...

Wadahadalad nabada ee Sudan oo dib uga furmay magaalada Jeddah

Urur-goboleedka IGAD iyo Midowga Afrika (AU) ayaa toddobaadkan ku biiray wada-hadallada nabadeed ee Suudaan oo dib uga furmay maga...

Live Now

English News

Facebook Feed