HomeWararka

Wararka

Natiijo yaab leh oo ka soo baxday Imtixaanka Fasalka 12aad ee Iskuulada Itoobiya

Dalka Itoobiya waxaa ka soo baxday natiijo yaab xambaarsan imtixaanaadkii fasalka 12-aad ee dugsiyada sare ee sanadka 2016 ee Itoo...

Xildhibaanad ka hor timid waraaqihii Saxaaafadda u direen Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaan Faa’isa Jeyte oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor soo horjees...

SSC-Khaatumo oo awaamiir dul dhigtay ajaaniibta sharci darada ku soo gala deegaannadeeda

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saaray wareegto cusub oo ku saabsan adeegyada isgaarsiinta, gaar ahaan dadka ajaanibta ah ee aan sh...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo cadeeyey in uu ku aragti yahay Shacabkii taageeray Itoobiy...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka hadlayay magaalada Baydhabo maanta ayaa sheegay in uu xildhibaanadii dhawaa...

57 qof oo dhimasho & dhaawac uu ka soo gaaray duqeyn Israaiil ka gaysatay Suuriya

Wakaaladda wararka ee Suuriya ayaa sheegtay in ugu yaraan 14 qof ay ku geeriyoodeen 43 kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn Israa'iil a...

Baarlamaanka Soomaaliya oo dib isu soo laabta ka dib baaqashada 3-dii kulan ee ugu dambeye...

Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta dib isugu soo laabtay, ka dib seddexdii fadhi ee ugu dambeeyey oo uu golaha ...

Tirada dadka ku dhintay dagaallada Suudaan oo la shaaciyay markii ugu horreysay

Dalka Suudaan oo 16 bilood ay ka socdaan dagaalo sokeeya waxaa la xaqiijiyay in colaadaasi ay ku dhinteen in badan 20 kun oo qof, ...

Tartanka Kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka furmay Muqdisho

Waxaa galabta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay tartanka ciyaaraha lugta degmooyinka gobolka Banaadir iyo degmada Balacad ...

Maxakmadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta riday xukun dil & xabsi isagu jira

Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey”...

Khilaafkii baajiyey kulamada Baarlamaanka Soomaaliya oo xal laga gaaray

Warar horac oo soo baxay ayaa sheegay in xal laga gaaray khilaaf dhawaan soo kala dhexgalay xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliy...

Itoobiya oo adeegsatay hadalada “Cadawga iyo Waan iska dhicineynaa” oo xiisad ...

Madaxda ugu sareysa Itoobiya oo saacadihii lasoo dhaafay fariimo kala duwan jeediyay oo intooda badan luuqad adag adeegsaday ayaa ...

Xuutiyiinta oo sheegay inay soo rideen diyaarad dagaal oo Mareykanku leeyahay.

Kooxda Ansar Allah ee loo yaqaan Xuuthiyiinta ee dalka Yemen ayaa xalay shaaca ka qaaday inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliy...

Live Now

English News

Facebook Feed