HomeWararka

Wararka

Taliyaha Ciidamada Booliska oo go’aamo adag ka soo saaray shirka maanta

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Taliska B...

Maxaa looga hadlayaa shirka golaha wadatashiga Qaran oo galay maalintii labaad?

Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa galaya maalintii labaad, iyada oo madaxda ay ka wada hadli doonaan xaaladda guud ee dalka gaa...

Masuuliyiin sar sare oo iska casilaya xilalkii ay ka hayeen xisbiga Kulmiye ee talada haya...

Xisbiga talada haya Sooomaaliland ee Kulmiye ayaa todobaadkan waxaa ka baxay masuuliyiin miisaan culus kulahaa, kuwaa oo xilal kal...

Mareykanka oo sheegay in laba jibaar ay kordheen kooxda Daacish ee Soomaaliya

Kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa ku dhawaad ​​laba jibaarmay baaxadda sanadkii la soo dhaafay, sida uu warbaahinta u sheegay mada...

Turkiga oo shaaciyey Wakhtiga uu bilaabayo sahanka gaaska iyo saliida Soomaaliya

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa shaaca ka qaaday in markabka "Reis Oruc" uu ku wajahan yahay Soom...

Shirka golaha madasha wadatashiga oo Muqdisho ka furmay maanta, hadba Maxaa looga hadlayaa...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Arbaca ah magaalada Muqdisho ka furay shirka golaha wadatashiga qaran...

Madaaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho ka soo degay

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, isaga oo n...

Laftagareen oo Muqdisho u soo gaaray shirka golaha iyo tabashooyin jira

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta ka soo Garoonka D...

Ku dhawaad 50 ruux oo ku dhintay Bada cas iyo tobanaan la la’yahay

Ugu yaraan 45 qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa la la'yahay ka dib markii laba Doonyood oo siday qaxooti iyo muhaajiriin ka ...

Dagaalo culus oo ka socda Khartuumo & dhawr magaalo ka mid ah dalka Sudan.

Iska horimaadyo u dhaxeeya ciidamada Sudan iyo ciidamada Gurmadka Deg Dega ah ee (RSF) ayaa maanta mar kale ka dhacay magaalada ca...

Puntland oo shaacisay jiritaanka musumaasuq ku aadan mashaariicda Dowladda

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayey shirka mashaariicda horumarineed ee 5-ta sano ee soo socota Qaramada ...

NISA oo gacan dhigtay shabakad ka tirsan Alshabaab

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku soo dhigay xubno ka tirsan kooxda Alshabaab, oo ku sug...

Live Now

English News

Facebook Feed