HomeWararka

Wararka

Maxamed Abiib oo faray shacabka uu matalo in codkooda ay kaga aarsadaan Xisbiga Kulmiye

Xildhibaan Maxamed Abiib oo maanta Hargeysa shir jaraa’id ku qabtay ayaa ka hadlay xarigii 20-ka cisho ka badan qaatay ee xukuumad...

Siyaasiyiinta mucaaradka oo wacad ku maray fashilinta “qorshaha Villa Soomaliya”

Madaxweynihii hore ee DKG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan C...

Galmudug oo u saxiixday heshiiska dhismaha Dekadda Hobyo

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Ahmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta magalada Muqdisho kaga qaybgalay xafladda saxiixa heshiis...

Maxaa keenay in lagu kala koco shirkii golaha wadatashiga qaran ee Muqdisho?

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel-gaarka...

Qarax ay ay ku dhinteen dad ay ka mid yihiin muwaadniin Shiineys ah oo ka dhacay Pakistan....

Weerar ismiidaamin ah oo xalay galinkii dambe ka dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha ee Jinnah International Airport ee magaal...

Soomaaliya sheegtay in sifo sharci daro ah ku furanyihiin Qunsuliyadaha Itoobiya ee gudaha...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in qunsuliyadaha Itoobiya ee qeybo ka mid ah dalka oo sifo sharci aheyn ku furan, welina shaqado...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo laanta la dagaalanka Argagagixsada Maraykanka kala hadlay ...

Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliya, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay la taliyaha arimaha Argagixis...

Howlgalo ka dhan Alshabaab oo ciidamada Dowladda ka fuliyeen Gaalgaduud.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalo gaar ah ka sameeyeen markale deegaanno ay ku sugnaayeen Kooxda Alshabaab...

Waa maxay sababta ay u bateen diyaaradaha adeegsanayo hawada dalka Afgaanistaan?

Iyadoo xiisada ka aloosan gobolka Bariga Dhexe ay ka sii darayso isla markaana Israa’iil ay wacad ku martay inay ka aargudan doont...

Itoobiya oo sheegtay in sugidda Amniga muqdisho ay ka caawiyaan Soomaaliya

  Dowladda Itoobiya oo ka hadashay khilaafka kala dhexeeya Soomaaliya ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka caawiyaan sugitaan...

Wasiir Fiqi oo sheegay in Masar iyo Eritrea uu kala hadlay gardaradda Itoobiya.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa ka bixiyay kulamadii iyo shirarkii ka qabsoomay Magaalada New York e...

Xiisadda colaadeed ee ka aloosan gobolka Amxaarada ee Itoobiya oo ka sii daraysa.

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada Faderaalka ee ay labadii todobaad ee lasoo dhaafay ciidamo dheeraad ...

Live Now

English News

Facebook Feed