HomeWararka

Wararka

Soomaaliya oo iska bixisay Qaaraankii Golaha Ammaanka oo lagu lahaa in ka dabn 30 sano

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 35-sano kadib ay ku guulaysatay in ay ka baxdo liiska dowladaha lagu lahaa qaaraan...

Puntland oo sheegtay in ay heshay xabaal wadareed lagu aasay xubno sare oo Daacish ah

Wararka ka imanaaya buuraha Calmis-kaad ayaa sheegaya in howlgal ay fuliyeen Ciidanka Puntland ay dhul hor leh kaga saareen Daacis...

Itoobiya oo si rasmi ah uga mid noqonaysa hawlgalka cusub ee Midowga Afrika

Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo wada-hadal laba geesood ah uu dhex maray ayaa sheegay in lagu heshiiyey in Itoobiya lagu dar...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lala eegtay farisiimah IS ee Calmiska...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay duqeymo culus oo saacadihii la soo dhaafay laga fuliyay Buuralayda Caal-miskeed ee g...

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ku eedeeyey madaxda Jubbaland in ay Madax-furasho ku heyso ...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay khilaafka adag ee DFS kala dhexeeya Jubbland ayaa sheegay ...

Duqeymo ka dhacay buuraha Calmiskad oo Puntland kula wareegtay farisiimo Daacish ku laheyd...

Duqeymo xooggan oo ka dhacay deegaanno lagu tuhmayo inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Daacish xili saacadihii la soo dhaaf...

Taliska Militeriga Soomaaliya oo war ka soo saaray dilka horgaayaashii dagaalka Alshabaab ...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka sheegay in ay guulo waa weyn ka gaareen dagaallo adag oo ay la gale...

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaallada kooxaha DFS ka soo horjeeda iyo wakhtiga Soomaali...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khubad dhinac badan taabanaysa ka jeediyey furitaanka labada gole ee Baarlmaaka d...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya iyo madaxweyne Xasan Sheekh oo hortagaya

Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Kalfadhigiisa 6-aad oo goordhow ka furmay xarunta golaha ee Villa Hargeysa, ka dib markii ay xil...

Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya duqeymo iyo dagaallo culus oo Puntland iyo Daaci...

Howlgal weerar cir iyo dhul ah oo ay fuliyeen Ciidamada Puntland maanta ayaa lagu in lagu dilay ku dhawaad 50 xubnood oo ka mid ah...

Hay’addaha Difaaca Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadlay la dagaallanka argagixisa...

Kulanka ay ku yeesheen xarunta Wasaaradda Difaaca ee Turkiga Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dh...

Puntland oo ku dhawaaqday in deegaanno Istiraatiiji ah kala wareegtay Daacish oo ay dagaal...

Ciidanka Difaaca Puntland ayaa ku dhawaaqay inay si rasmi ah ula wareegeen deegaann oo ku yaalla buuraha gobolka Bari, halkaas oo ...

Live Now

English News

Facebook Feed