HomeWararka

Wararka

Soomaaliya yeelatay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka labaad oo maanta lagu dhawaaqay.

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in dalku uu yeeshay Ra'iisul Wasaare ku xigeen labaad, waxaana xilkaasi loo magacaab...

Maxay yihiin Ciidmada xeebta ee Itoobiya u soo xirtay tababarka?

Dawladda Itoobiya ayaa shaacisay in tababar loo soo xiray askar boolis ah oo loogu talo galay in ay illaaliyaan xeebaha Itoobiya i...

Baanka Somaliland oo suuqa soo galiyey lacago aad u badan oo Doollar ah.

Baanka dhexe ee Somaliland ayaa saaka qaaday tallaabo ku aaddan sarrifka doolarka oo sabbaynayay maalmihii lasoo dhaafay, ka dib m...

Fethullah Gulen oo geeriyooday.

Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa maanta oo Isniin ah xaqiijiyay geerida wadaadka fadhigiisu ahaa dalka Mareykank...

Soomaaliya oo Turkiga ka heshay gargaar bini’aadantinimo

Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo shixnad gargaar bini’aadannimo u siday Soomaaliya ayaa Sabtidii la soo dhaafay ku soo xirtay...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Jabuuti ayaa waxaa ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cum...

Puntland oo u yeeratay xubnaha labada aqal ee BFS ku matala.

Puntland ayaa u yeertay xildhibaannada ku metela labada aqalka Baarlamanka Soomaaliya, si ay uga soo qayb galaan furitaanka kalfad...

Maamulka gedo oo ka warbixiyey dagaal xooggan oo ka dhacay degmada Luuq

Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee maanta uu halkaasi ka dhacay dagaal culus o...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Burundi kala hadlay xaaladda ciidamada dalkaasi iyo howlgalka c...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray Burundi, ka dib casuumaad ka helay dhig...

Iiraan oo calaamadaysatay goobaha Israa’iil ee ay duqeyn doonto.

Iyadoo dunidu u dheg taagayso cabsida dagaal balaaran oo ka qarxa Bariga Dhexe ee ka dhalan kara weerarka Israa’iil ay sheegtay in...

Wasiirkii hore ee Maaliyada Soomaaliya oo ku biiray mid ka mid ah xisbiyada mucaaradka Som...

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya Cabdirahmaan Ducaale Bayle iyo xubno uu hogaaminaayo oo ka soo jeeda Gobalka Awdal ayaa ma...

Shir seddex geesood ah oo looga arinsanayo mustaqbalka howlgalka 2025 oo Muqdisho ka dhaca...

Wakiillo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Howlgalka Kumeel-gaarka ah ee Midowga Afrika ATMIS iyo Qaramada Midoobay ay...

Live Now

English News

Facebook Feed