HomeWararka

Wararka

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xukuno adag ku riday kooxo loo haystay Qaraxyo iyo Drones...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Gobollada Mudug iyo Cayn ee Puntland ayaa maanta xukuno adag ku riday rag...

Halkeey ku dambeysaa Gogoshii Madaxweyne Xasan Sheekh?

Shir ballaaran oo u dhaxeeya Ururrada Siyaasadda diiwaangashan iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah ...

Madaxweynaha Jibuuti oo si cad u eedeeyey Imaaraadka “ujeeddooyinka” Milatari...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si kulul u weeraray Imaaraadka Carabta oo ku eedeeyay in ay u adeeg...

Dowladda Soomaaliya soo saartay digniin ku aadan Badda

Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku wajahan kalluumeysatada iyo dhammaan dadka dabaasha u taga Badda, ...

Maxay ka wadahadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Safiirka Cusub ee UK?

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay nuqulka warqadaha aqoonsiga danj...

Madaxweyne hore Shariif Sheekh oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay caburin ba’an ku hayso...

Madaxweynihii hore ee Dowladda Kumeelgaarka ahayd ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u dhaleeceeyay Dowladda Federaa...

Guuleed Saalax “Maamulkii Puntland wuxuu kusii siqayaa inuu noqdo shirkad ganacsi oo u sha...

Mid ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Puntland, Guuleed Salaax Barre, ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe...

Puntland: Ku Dhawaad 24 Arday oo maanta u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga S...

Ku dhowaad 23,700 arday oo dhigta dugsiyada sare ee Puntland ayaa maanta si isku mar ah ugu fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah, k...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo ka hadlay doorashada Qof iyo Cod & Doorka Maamulkiisa

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa ka hadlay geeddi-socodka doorashada qof iyo cod ee ay wado do...

Faahfaahin ka soo baxaysa kulanka Madaxweynaha Somaliland Jibuuti uu kula yeeshay safiirra...

Madaxtooyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo socdaal ku jooga Jibuuti ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirrad...

Kulan looga hadlay dagaalka Alshabaab oo ka dhacay Moqokori Hiiraan

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka NISA Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa kulan lagu Dardargelinayo Amniga iyo dagaalka ka dhan...

Wasiiradda Jubbaland oo war culus ka soo saaartay dagaallo lagu dilay xubno Alshabaab ah

Kulanka golaha Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyey ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Labaad ee Jubaland Cabdiqaad...

Live Now

English News

Facebook Feed