HomeWararka

Wararka

Abiy Axmed oo beddelay qaabkii uu ku doonayey bad dalkiisu uu helo

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta ka sheegay kulan baarlamaanka dalkaasi uu jieediyey in dalkiisu uu ku raadinayo...

Turkiga oo Soomaaliya ugu deeqay doomo dheera oo lagu sugayo amniga xeebaha dalka

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta kala wareegtay dowladda Turkiga afar doomo oo loogu talagalay Ciidanka Badda Soom...

Puntland oo nasiib darro ku tilmaantay go’aannaddii ka soo baxay Shirka golaha wadat...

Xukuumadda Puntland ayaa nasiib darro ku tilmaantay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Magaalada Muqdish...

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in doorashada dalka lagu soo koobi doono ugu yaraan lab...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta soo xiray shir gaar ah oo Muqdisho dhacay ayaa ka hadlay arimaha doorashoo...

Golaha wasiiiradda oo meelmariyey heshiisyo is afgarad ah oo lala galay Shiinaha iyo Qatar...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexe...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ka badan 10 Alshabaab ah in ay ku dishay Koonfurta Mudu...

War ka soo baxay Dowladda Soomaaliya oo looga hadlay dagaalkii ka dhacay deegaanka Qaycad ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa lagu she...

Dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidamada dowladda iyo Alshabaab oo ka socda Mudug

Wararka ka imaanaya Deegaanka Qaycad ee koonfurta gobolka Mudug ayaa kuy soo waramaya in halkaasi uu ka socdo dagaal xoogan oo u d...

Shirka golaha watashiga qaran oo laga soo saaray war murtiyeed ah doorasho qof iyo cod ah

Waxaa caawa mar murtiyeed laga soo saaray shirka shirka golaha wadatashiga oo magaalada Muqdisho madaxda dowaldda Federaalka Sooma...

NISA oo Muqdisho ka billowday howlgallo lagu uruurinayo Mooto Fekon-ta

Ciidamo katirsan kuwa Hay’adda sirdoonka NISA ayaa howlgallo ay ku soo qabqabteen Mootooyinka labada lug leh ee loo yaqaan Fekon k...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo ka wada hadlay xaaladda l...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Ba...

Dhimasho iyo dhaawc ka dhashay dagaal beeleed ka soo cusboonaaday gobolka Gedo

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleed maanta ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo, si...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo isbedel ku sameeyey howlgalkooda Soomaaliya

15 xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM ayaa meelmariyay qaraar meesha looga saaray Xafiiska UNSOM, waxaana 1 bisha Novembar billaaban...

Live Now

English News

Facebook Feed