HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo wax ka yar 24 saac Maraykanka iyo Turkiga kala hadlay dagaalk...

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo kulamo gaar gaar ah la yeeshay Safiirada Mareykanka iyo Turkiga wax ka...

Puntlandoo oo sheegtay in howlgal ay dishay madaxii Drones-ka u qaabilsanaa kooxda Daacish...

Ciidamada Difaaca Puntland ee howlgalka ka wada buuraha Calmiskad ayaa sheehay inay dileen Madaxii Drones-ka kooxda Daacish ee ku ...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Ergeyga Qaramada Midoobey oo ka wada-hadlay AUSSOM &...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiska ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoo...

Qaramada Midoobey oo sheegtay in dagaalka ka socda Shabeellaha dhexe uu sababay barakaca i...

Iyada oo dagaallo adag ay ka socdaan gobolka Shabeellaha dhexe bilihii ugu dambeyey, waxaa soo baxaya saameynta dadka deeganaa ay ...

Ciidanka Xoogga oo sheegay in khasaare xooggan lagu gaarsiiyey xubno oo Alshabaab ah ka di...

Ciidamada Xoogga, Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday Alshabab AY ka fuliyeen tuul...

Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal toos ah oo CXD iyo Alshabaab ku dhexmaray ...

Wararka ka imaanaya gobolka shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in maanta uu dagaal culus uu ka dhacay deegaanka Laba garas oo ka mid ...

DFS oo war ka soo saartay xubno Alshabaab ka tirsan oo duqeymo lagu dilay Shabeellaha Hoos...

Ku dhawaad 20 xubnood ka tirsanaa kooxda Alshabaab ayaa lagu dilay duqeymo Dowladda Soomaaliya ka fulisay deegaan istiraatiiji ah ...

UK oo ku dhawaaqday in ka badan $40 milyan oo gargaar ah oo loogu talagalay Soomaaliya

Safaaradda Ingiriirska ee magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ay siinayso gargaar bini’aadantinimo iyo mid caaf...

Puntland oo awaamiir culus ka soo saartay in Qaad la keeno goobaha howlgalka Calmiskaad ka...

Taliska Ciidamada Difaaca Puntland oo soo saaray go'aanno adag ayaa ka mamnuucay in wax Qaad ah loo keeno ciidamada dagaalka ku ji...

Golaha Amaanka oo diyaarinaya kullan looga arinsanayo Nuclear-ka Iiraan

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isugu imaanaya kullan weyne ay yeelan doonaan si ay uga wada hadlaan kaydka uranium ee I...

Ukraine oo maanta duqeyntii ugu ba’anayd ku qaaday caasimada Ruushka & meelo kale

Ukraine ayaa qaaday weerar ballaaran oo drone ah oo lagu beegsaday Moscow oo caasimada Ruushka ah, waxaana ku dhintey inta la xaqi...

Alshabaab oo weeraro qaraxyo ah ku weerartay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxyo iyo hooyabiyaal maanta lagu weeraray odayaal dhaqan iyo msuuliyiin katirsan do...

Live Now

English News

Facebook Feed