HomeWararka

Wararka

Mareykanka oo Soomaaliya ka cafiyey in ka badan 1 Bilyan oo Doollar

Wasiiradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in Dowladda Mareykanka ay cafisay in ka badan hal Bilyan oo doollar oo ...

Ergo dhexdhexaadiyaal ka socda Kenya oo Kismaayo kulamo kula leh madaxweynaha Jubbaland

Wafdi ka socda dowladda Kenya ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo si ay u dhex dhexaadiyaan xiisadaha siyaasadeed ee ka dhex alo...

Madaxweyne Soomaaliya oo Berlin kaga qeyb galaya shirka Afrika iyo Jarmalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta logu soo dhaweeyey magaalada Berlin ee caasimadda dalka Jarmalka, ka dib...

Ka dib markii la xaqiijiyay in ku dhawaad 8,000 oo askari oo reer Waqooyi Kuuriya ah ay jo...

Afhayeenka Pentagon-ka Pat Ryder ayaa qiyaasay in dalkiisu aaminsan yahay in ay ku sugan yihiin ilaa 12,000 oo askari oo reer Waqo...

55 Muhaajiriin Afrikaan ah oo ku dhintey xeebaha Spain & Waqooyiga Afrika u dhaxeeya

Ugu yaraan 55 qof oo muhaajiriin Afrikaan ah ayaa ku dhintay xeebaha u dhaxeeya Spain & Waqooyiga Afrika, xilli dadkaasi ay is...

Turkiga oo soo jeediyay in Itoobiya la siiyo deked badeed

Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa sheegay in dalkiisu uu wado dadaallo aan kala joogsi lahayn oo uu ku doonayo in...

Xildhibaannada labada Gole ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland oo isku isku mari waay...

Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ku matala dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku kala aragti duwanaaday Warqadd...

Hay’adda dambi baarista Kenya oo maxkamadda soo taagtay nin lagu tuhunsan yahay dilk...

Booliiska Kenya ayaa sheegay in maanta oo Isniin ah ay maxkamdda DCI-da la keenay Hashim Dagane Maxamed oo lagu tuhusan yahay dilk...

Khasaare kala duwa oo ka dhashay weerar madaafiic Alshabaab ku qaadeen Xalane

Labo askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ayaa ku dhintay mid saddexaadna waa uu ku dhaawacmay weerar hoobiye ah oo ay Al-...

Maxay tahay sababta ay shirkadda diyaaradaha Air France u joojisay in diyaaradeheedu dul m...

Shirkadda diyaaradaha Air France ayaa ku dhawaaqday in ay hakisay duulimaadyadii diyaaradaheedu ku mari jireen hawada Badda Cas il...

Howgal lagu dilay horjooge Alshabaab ah oo ka dhacay Jubbada Hoose

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka ay ku dileen xubin muhiim a...

Soomaaliya iyo Slovenia oo ka wada hadlay iskaashiga amniga ee labada dal

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka ...

Live Now

English News

Facebook Feed