HomeWararka

Wararka

Maxaa laga ogyahay wadahadalada Itoobiya iyo Soomaaliya ka yeesheen xaaladda amniga gobolk...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa qoraal ku shaaciyey baraha bulshada ku sheegay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaa...

Madasha Samatabixinta oo digniin adag kasoo saaray iibka dhulka danta-guuud ee magaalada M...

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed garabka uu hoggaamiyo madaxweynahii hore ee dalka Shariif Sheekh Axm...

NISA oo dishay Maskaxdii ka dambeysay Qaraxii lagu beegsaday Kolonyada Madaxweyne Xasan Sh...

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa ku dhawaaqday in howlgal wadajir ah oo lagu fuliyey deegaanka Ugunji ee Gobolka Shabe...

Soomaaliya oo si xooggan u si adag u hadashay weerarka Israa’iil ku qaaday Qatar

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa si adag u cambaaraysay falalka argagixiso ah ee ay fuliyeen xoogagga gumaysiga Israa’iil, ...

Somaliland oo sheegtay inay dhaqan-galisay Siyaasadda Dal-ku-gal liddi ku ah go’aanka Dawl...

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dhaqan-galisay siyaasadda Dal-ku-galka Furan (Visa On Arrival), taasoo u sahlaysa dadka u...

Puntland oo qabatay firxadka koox Ajnabi Daacish ahaa

Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay laba nin oo ajanabi ah oo ka tirsan kooxda Daacish, kuwaas oo lagu qabtay buuraha Calmis...

Maxay kawada hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ruto?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay dhigiisa Kenya William Ruto, xilli uu ...

Goobaha diwaangalinta dadweyne Muqdisho oo dib loo furay

Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay diiwaan-gelinta dadweynaha gobolka Banaadir, kadib mark...

Jubbaland oo faahfaahin ka bixisay howlgallo ciidamadoda ka fuliyeen Gedo

Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixisay howlgallo ay sameeyeen ciidamadooda degmooyin ka mid ah Gobolka Gedo, gaar ahaan waddooyinka ...

Mareykanka oo balanqaaday inuu si dhow ula shaqeyn doono Soomaaliya amniga dalka

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ka hadashay kulankii dhexmaray La-taliyaha cusub ee Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya ...

Soomaaliya oo ku biirtay Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka Adduunka

Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay xubnaha Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), taas oo ka dhigaysa xubin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya abaarta ku dhafay ay saamaysay ku dhawaaa...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika ee Addis Ababa ayaa sheegay in a...

Live Now

English News

Facebook Feed