HomeWararka

Wararka

Itoobiya oo ku celisay hadafkeeda ku aaddan in ay gaarto Badda Cas

Taliyaha Kulliyadda Difaaca Itoobiya, Janaraal Bulti Tadesse, oo khudbad ka jeediyay xafladda tababar ciidan, ayaa sheegay in dalk...

Xiisado sababay khasaare nafeeed oo ka taagan gobolka Mandheera & caro ka dhalatay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dibadbaxyo ballaaran oo maanta ay sameeyeen shacabka magaalada Takaba oo ku taalla Galbeedka ...

Maxay tahay u jeedada Wafdiga Somaliland ka socda oo ku sugan Qatar?

Wafdi sare oo ka socda xukuumadda Somaliland oo maalmahan ku sugnaa dalka Qatar ayaa kulamo la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowl...

Ciidanka Masaarida oo la diyaariyay Saldhigyada ay ka dagi lahaayeen Soomaaliya

Wafdi sare oo ka tirsan Ciidanka Masar oo maalmihii la soo dhaafey ku sugnaa gudaha dalka ayaa soo gaba gabeeyay xog aruurin ay wa...

Caasimadda Puntland oo lagu qabtay xaflad lagu xusayo biya-xireenka Itoobiya

Magaalada Garoowe ee caasimadda maamuulka Putland waxa ka dhacday xaflad loogu dabaal degayo Biyo xireenka weyn ee dalka Itoobiya,...

Maxay tahay ujeedada safarka Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay dalka Itoobiy?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya, halkaasi oo uu kaga...

Itoobiya oo si kulul uga jawaabtay dhaleeceyn ah in Soomaaliya uga itaal roonaaday dibluma...

Iyadoo Somaliland ay sheegtay in Itoobiya looga itaal roonaaday dhinacyadii siyaasadda ee heshiiskii 2024, ayaa arrintaasi waxaa s...

Mucaaradka la heshiiyey DFS oo ururo la aqoonsan yahay furtay iyo guddiga doorashooyinka o...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in la diiwaangeliyay 14 urur siyaasadeed cusub, kuwaas oo qaarkood ay h...

Faahfaahinno ka soo baxaysa saraal horey uga mid ahaa ciidamada Somaliland oo meydkiisa la...

Booliska Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in meydka sarkaal hore oo ka tirsanaa ciidamada laga helay hoteel ku yaalla magaalada Ha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo saaray Amarro ku aadan goobaha waxbarashada ee dadku dagany...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kaga qeyb galay munaasabad lagu falanqeynayey arrimaha waxbarashada, halkaas...

Madaxweyne hore Biixi “Itoobiya waa looga adkaaday is afgaradkii ay la gashay Somaliland”

Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horreysay si cad u sheegay in is afgaradkii isaga iyo Ra’isal...

NISA oo sheegtay in tiro ka badan 24 Alshabaab ah ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen duqey...

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay in iyada oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah, ay howlgal qorsheysan oo dha...

Live Now

English News

Facebook Feed