HomeWararka

Wararka

Maamulka Hiiraan oo Beledweyne soo rogay awaamiir adag oo ku saabsan amniga iyo hubka shar...

Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo rogay awaamiir adag oo amniga la xiriira, kadib markii maamulka gobolka uu k...

DFS oo shuruuc adag duldhigtay Maraakiibta ganacsi ee dalka soo galiya adeegyada dibadda l...

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa ku dhawaaqday in sanadka cusub si rasmi ah loo bilaabayo adeegsiga nidaamka casriga ah oo ...

Dowladda Soomaaliya oo xog dheeraad ah ka bixisay howlgallo & dagaallo Alshabaab loog...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xog dheeraad ah oo ku saabsan howlgallo qorshaysan iyo dagaallo ka kala dhacay barta...

Ciidamada dowladda iyo Alshabaab Dagaallo culus oo ku dhexmareen deegaanno Jubbada hoose a...

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Dhexe ee Koonfurta Soomaaliya ayaa tilmaamaya in dagaallo culus ay ku dhex mareen ciidamada dow...

Faahfaahino ka soo baxaya Xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay gobolka Bakool

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya hawlgallo qorshaysan oo ciidamada milatariga Soomaaliya ay maalintii saddexaad ka wadaan deega...

Somaliland oo sheegtay in abaartii ugu xumeyd ku dhufatay miyiga deegaanadeeda

Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay abaartii ugu darnady ee saameysay deegaannada miyiga, iyada oo muujisay in xaaladda ay aad u ...

Xeer Ilaalinta Soomaaliya oo qabtay gal dacwadeed ka dhanka ah Turkish Airlines

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in uu qabtay gal dacwadeed ka dhan ah shirkadda diyaaradaha ee Turkish ...

Faahfaaahino ka soo baxaya dil ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud

Waxaaa caawa bartamaha Guriceel ee gobolka Galgaduud lagu ku toogtay nin lagu magcaabi jiray Deeq Cabdi Jaamac, xilli uu kasoo bax...

Dowladda Maraykanka oo faahfaahin ka bixisay duqeyn lagula Alshabaab Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeymo ay ciidanka Mareykanka ee AFRICOM 24-kii saacadood ee ugu dambeeyey ka fuliyeen deeg...

Shaqsiyaad & shirkado ku howlan macdan-qodis sharci-darro ah oo DFS ku soo rogtay awa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ku dhawaaqday tallaabo adag oo ka dhan ah macdan-qodista sharci darrada ah ee laga samee...

Dowladda Soomaaliya oo qiratay in la jabsaday xogta e-Visa ee dalka

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in la jabsaday qaybo ka mid ah xogta nida...

Maamulka koofur galbeed oo ku dhawaaqday dagaal cusub oo ka dhan ah AlShabaab

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay dagaal cusub oo ka dhan ah Alshabaab, kadib shir amni oo heer sare ah ...

Live Now

English News

Facebook Feed