HomeWararka

Wararka

Woqooyi-Bari Soomaaliya oo soo rogtay xayiraad socdaal oo ku wajahan dadka ka yar 30 Sano ...

Maamulka Woqooyi-Bari Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay xayiraad cusub oo ku saabsan safarrada dadka da’doodu ka yar tahay 30 sano,...

Jubbaland oo sheegtay in howlgal ka dhacay Jubbada Hoose lagu dilay in ka badan 50 Alshaba...

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulooyin hoos yimaada degmada Jamaame ee gobolka Jubbad...

Dowladda Soomaaliya Muqdisho ka bilowday bixinta Kaararka codaynta Doorashada Dadweynaha

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabay magaalada Muqdisho bixinta kaararka codaynt...

Qaramada Midoobay oo ka digtay xaalado gaajo oo ay wajahayaan dadka 16 dal oo Soomaaliya k...

Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Cunnada iyo Beeraha (FAO) iyo Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ayaa soo saaray digniin adag oo ku...

Shiinaha oo ballanqaaday inuu Soomaaliya ka taageerayo horumarinta maamulka hawada iyo kaa...

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay sii xoojin doonto taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhanka maamulka hawada, duulist...

Koonfur Galbeed oo si la yaab leh kaga falcelisay colaadda la isku gubay ee ka Shabeellaha...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta ka hadlay dagaallada beeleedyada kha...

Ciidanka Suudaan oo Soo Riday Diyaarado Drones ah oo RSF ay ku Weerartay Goobo Muhiim ah

Ciidanka Qalabka Sida ee Suudaan ayaa maanta sheegay in unugyadooda difaaca cirka ay soo rideen kana hortageen diyaarado aan duuli...

Madaxweyne hore Soomaaliya Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib sanooyin uu dibadd...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho, kaddib muddo dh...

Farmaajo oo ku soo laabtay Muqdisho xilli uu sii xoogaystay khilaafka doorashooyinka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, caasimad...

Aljeeriya oo martigelinaysa in ka badan 100 arday Soomaaliyeed oo sanadkan waxbarasha sare...

Dowladda Aljeeriya ayaa ku dhawaaqday in ay martigelin doonto 110 arday oo Soomaaliyeed sannad-dugsiga jaamacadeed ee 2025–2026, t...

Somaliland oo beesha caalamka u gudbisay ashtako ka dhan ah dowladda Soomaaliya

Somaliland ayaa sheegtay in beesha caalamka gaarahaan wakiillada ku sugan Hargeysa ay ku war geliyeen khilaafka taagan ee ku saabs...

Golaha Mucaaradka ay ku jiraan Puntland & Jubbaland oo dowladda Federaalka uga digay ...

Golaha la magacbaxay Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin Madasha mucaaradka ee Samatabixinta, Jubbaland iyo Puntland...

Live Now

English News

Facebook Feed