HomeSports

Sports

Tottenham oo oo arkatay daafac ay ku qaati karto Premierl League ama Champion-ka ay ugu so...

Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay si dhaqso ah u dhaqaaqi doonto si ay ula soo saxiixato daafaca Genoa Radu Dragusin....

Arsenal oo bartilmaameedsanaysa seddex saxiix oo cusub bisha Janaayo

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay samayso ilaa 3 saxiix oo cusub inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga January...

Juventus oo xiiseyneyso da’yar ka tirsan kooxda Arsenal isla markaana ku dhaw in ay ...

Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay isku daydo saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal Charlie Patino....

Mustaqbalka Mason Greenwood oo miiska la soo saaray

Getafe ayaa lagu soo waramayaa inay u sheegtay Manchester United inay diyaar u tahay inay 40 milyan ginni ku iibiso Mason Greenwoo...

Paris Saint-Germain oo garaacday Manchester United Liverpool nChelsea Arsenal saxiixa Ga...

Paris Saint-Germain ayaa  ku guuleysatay tartanka saxiixa da’yarka kooxda Corinthians Gabriel Moscardo, iyadoo labada kooxood ay k...

Bareclona oo fariin u dirtay dhiggeeda Man City taasoo ku aaddan xiddiga Joao Cancelo

Man City ayaa u sheegtay Barcelona inay bixiso in ka badan 26 milyan ginni si ay u hesho Joao Cancelo heshiiska joogtada ah Manch...

Tottenham Hotspur oo kula tartameysa Arsenal weeraryahanka Bournemouth Dominic Solanke

Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay gashay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Bournemouth Dominic Solanke, iyadoo Arse...

Manchester United oo isha ku haysa inay kordhiso rikoorka 45-sano ee ciyaarta Aston Villa ...

Manchester United ayaa dooneysa inay sameyso rikoor 45-sano ah marka ay la ciyaaraan Aston Villa maalinta Boxing Day-ga. Isbuuc d...

Ronald Araujo ayaa doonaya inuu sii joogo Barcelona inkastoo Bayern Munich ay xiiseyneyso

Daafaca kooxda Barcelona Ronald Araujo ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu sii joogo kooxda heysata horyaalka La Liga xilli ...

Arsenal oo diirada saareysa saxiixa weeraryahan ka tirsan kooxda Brentford bisha Janaayo

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay xiriir furan la sameysay wakiilada weeraryahanka Brentford Ivan Toney. In kasta oo uu hore...

Luke Shaw ayaa sheegay in qaab ciyaareedka Manchester United uusan ku fiicneyn iyo Erik te...

Daafaca kooxda Manchester United ee Luke Shaw ayaa qirtay in kooxdiisu ay markale "aysan ku fiicneyn" kulankii sabtida ee Premier ...

Maxaa ka cusub kulanka weyn ee Liverpool iyo Arsenal ciyaartooyda maqan iyo kuwa soo laabt...

Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta kooxda Arsenal oo hoggaamineyso horyaalka Premier League, ciyaarta ayaa dunida dhan laga ...

Live Now

English News

Facebook Feed