Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa sheegay inay fuliyeen howlgal culus.
Howlgalka ayay sheegeen in lagu bartilmaameedsaday guri ay ku shirayeen horjoogeyaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku yaala degmada Bu’aale ee Gobolka Jubbada Dhexe.
Halkan ayaad kala socod doontaan wixii faahfaahin ah oo ka soo baxa weerarkan
HBN ONLINE TV

