Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Somaliland iyo Itoobiya oo soo saaray go’aamo adag ka dib dagaalkii dacawaley iyada oo la aasay dadkii ku dhintay

Hay’adaha Amaanka Somaliland madax ka socota oo gaaray magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka Somaliland ayaa kulan looga hadlayey xaaladda dagaalkii adkaa ee shalay ka dhacay Dacawaley waxaa ay kula qaatay saraakiisha Itoobiya ee deegaanka.

Taliyeyaasha Ciidamada Booliska, Militariga iyo Sirdoonka Somaliland ayaa warbaahinta gudaha soo tabisay inay kula kulmeen Magaalada Jigjiga Taliyaha Ciidanka Booliska Itoobiya iyo Taliyaha Ciidanka Milatariga Itoobiya ee Aagga Bari.

Saraakiishan Ciidan ayaa ka wada hadlay in maamulada ka shaqeeyaan nabadaynta dadkii ay wax kala gaareen iyo in dadka dagaalku barakiciyay ay dib ugu soo noqdaan goobahoodii laga saaray.

Sida oo kale waxaa intaasi lagu daray in la isku fahmay in baaritaan rasmi ah in laga sameeyo dad la sheegay in la tuhunsan yahay inay aasaas u ahaayeen sida hadalka loo dhigay dhacdaadii Dacawaley.

Dhanka kale, Qoraal kooban oo ka soo baxday maamulka deegaanka Soomaalida ayaa lagu carrababaay in dhinacyada isku fahmeen xal u helidda dagaalka.

“Waxaa is-afgarad kusoo dhamaaday shirkii ay kujireen masuuliyiinta labada dhinac ee Somaliland iyo Dawladda Deegaanka Soomaalida” ayaa lagu yiri fariinta oo la soo dhigay bogga TV-ga deegaaka.

Somaliland ayaa sheegtay in dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Dacawaley ee gobolka Xarshin ay ciidamada deegaanka Soomaalida ee Liyuu Boolis ay u geysteen xasuuq shacabka halkaasi ku noolaa.

Dadkii ku dhintay dagalkii ka dhacay deegaanka Dacawaley ayaa maanta lagu aasay Balli gubadle, iyada oo ka hor aasidda janaasada lagu la tukaday deegaanka.

HBN ONLINE TV

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed