Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa ku soo waramaya goordhow halkaasi uu ka dhacay qarax, kaasi oo la soo sheegay inuu geystay khasaare kala duwan.
Dad goobjooyaaal ah oo aan la hadalnay ayaa inoo sheegay inuu ka dhaacay goob dadku ku kulmaan oo taal galbeedka magaalada Bedelweyne.
Waxaa uu qaraxaan noqonayaa kii seddexaad sida ay inoo sheegeen ilo aan ku kalsoonahay. Laamaha amniga ayaa goobta gaaray si baaritaan uga sameeyaan.
Isha ku haay HBN ONLINE TV

