Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in dab xooggan in uu ka kacay degada Jabuuti gaar ahaan waaxda cashuuraha ka caagan magaalada Jabuuti, kaasi oo saacada badan qaatay.
Dabkan oo ah mid sii xoogeysanaya ayaa lagu hawlan yahay sidii loo damin lahaa, waxaana goobta gaaray kooxaha gurmadka degdegga ah si dabta ay u damiyaan.
Lama soo warin wax Khasaare nafeed ah oo ka dhacay dabka, iyada oo muuqaal laga soo duubayey uu muujinayeen uuro iyo holaca dabka dabka aad u sii kacaya.
HBN ONLINE TV

