Deni oo magaacabay 21 wasiir isla markaana la shaaciyay xubnaha haweenka ah iyo wasaaradaha loo dhiibay

Madaxweyne Saciid Deni ayaa faafiyay magacaabista  golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, oo aanay ku jirin wasiir ku xigeeno iyo wasiir dowlayaal, sida lagu sheegay yabaan ay sii deysay madaxtooyada mamaulka Puntland. Madaxweyne Deni waxa uu dib usoo celiyay wasiirradiisii arrimaha gudaha, caddaaladda, warfaafinta iyo amniga.

Wasiirada la magacaabay ayaa waxaa ku jiraan ilaa seddex dumar ah, kuwaas oo kala ah,  wasaaradaha haweenka, Gargaarka iyo dhallinyarada.

Halkaan ka akhriso liiska xubnaha la magaacabay:

1.Wasiirka Caafimadka Siciid Qoorsheel.

2.Wasiirka Beeraha Maxamed Cabdiqaadir.

3.Wasiirka dhalinyaradda Hodan Siciid.

4.Wasiirka Waxbarashada Fu’aad Adeer.

5.Wasiirka Caddaaladda Maxamed Cabdiwahaab.

6.Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdi Siciid Juxa.

7.wasiirka Deegaanka Maxamed Faroole.

8.Wasiirka Ganacsiga Axmed Shire.

9.wasaaradda Maaliyadda Maxamed Faarax.

10.wasiika kalluumaysiga Cabdirisaaq Xagaa.

11.Wasiirka Dekedaha Shaakir Guuleed.

12.Wasiirka Duulista Hawada, Cabdulahi Bile.

13.Wasiirka Warfaafinta Maxamud Caydiid.

14.Wasiirka Macdanta Liiban Muuse Boqor.

15.Wasiirka Shaqada iyo shaqalaha Cabdiraxmaan Sheikh Ahmed.

16.Wasiirka Amniga -Ibraahim Xaaji Bakiin.

17. Wasiirka Qorshaynta. Daa’uud Bisinle.

18.Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cumar Cabdisamad

19.wasiirka Haweenka Maryan Axmed Cali.

20.Wasiirka gargaarka iyo Masiibooyinka.. Ubax Cabdirashiid.

21. Wasiirka howlaha guud: Faarax Cawad.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed