Xafiiska xeer ilaalinta Soomaaliya ayaa maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay Sargaallo loo heysto Musuq iyo xoola dadweyne.
Sargaaladaan oo gaaraya ilaa labo eedeysane ayaa ka kala tirsanaa wasaaradda warfaafinta Soomaaliya iyo s ilaaladda madaxtooyada oo loo heysto falal la xariira Musuq-maasuq.
HBN NEWS DESK