121 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday xaflad diineed oo ka dhacday degmada Hathras ee gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya, sida ay sheegeen saraakiisha iyo warbaahinta.
Dadweyne ayaa isugu soo baxay si ay ugu dabaaldegaan Macbadka Hinduuga Shiva tuulo ku taal Hathras, oo qiyaastii 140km (87 mayl) koonfur bari kaga beegan magaalada New Delhi.
Booliiska magaalada Hathras ayaa sheegay in dadka dhintay ay ku jiraan dumar iyo caruur. Waxa uu sheegay in in ka badan ku dhawaad 200 qof la dhigay isbitaalada dhacdada kadib, isaga oo intaa ku daray in laga yaabo in dhimashad.
HBN NEWS DESK