HomeWararka

Wararka

Shirkadaha Turkiga iyo Mareykanka oo ka wada shaqeynaya sahaminta shidaalka Soomaaliya

Dowladda Turkiga iyo shirkad tamareed oo Mareykan ah ayaa wada-hadallo ku jira, kuwaas oo ku saabsan iskaashi lagu sahaminayo khey...

Soomaaliya oo ku baaqday in Afrika la siiyo kursi joogto ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Mi...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dunida u soo jeediyay qorshe ay Qaaradda Afrika ku heli karto kursi joogto ah ...

Markabkii qodi lahaa ceelka ugu horeeya ee shidaalka Soomaaliya oo maanta ka soo dhaqaaqay...

Dawladda Turkiga ayaa soo ambabbixisay maanta markabka weyn ee casriga ah ee loogu talagalay qodista saliidda ee lagu magacaabo Ça...

Markabka qodista Shidaalka Soomaaliya ee Turkiga oo xogo cusub kasoo bexeen

Markabka qodista shidaalka Turkiga ee Çağrı Bey ayaa la filayaa inuu bilaabo howlgalladiisa sahminta shidaalka ee xeebaha Soomaali...

Soomaaliya oo ku biirtay guddi muhiim ah

Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM, oo ah habraac uu aas-...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shirka golaha midowga Afrika si adag kaga hadlay go’aanka...

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud, oo ku sugan Magaalada Addis Ababa, kana qeyb galay furitaanka kalfadhiga 39aad ee Shirka Caadiga...

Xildhibaanada laga mamnuucay fadhiyada Baarlamaanka oo soo saaray go’aamo culus

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa horay looga mamnuucay ka qeyb-galka fadhiyada ras...

Maxay uga hadleen kulankooda Madaxweynihii hore Faraamjo & Madaxweynayaasha Puntland ...

Xafiiska warfaafinta madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shaaciyay in uu kulan salaan iyo is-xog ...

Maxaa ka jira in DFS heshay Taanyigo casri oo laga keenay Turkiga?

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay heshay gaadiid dagaal oo casri ah, kadib markii muuqaallo si weyn ugu faafay baraha bulsh...

Qaramada Midoobay oo si weyn walaac kaga muujisay howlgalka AUSSOM iyo maqnayaashiyaha dal...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa si adag uga hadlay xaaladda dhaqaale ee haysata howlgalka Midowga Afri...

Maxaa ka jira in madaxda mucaaradka loo diiday inay galaan garoonka diyaaradhaa Muqdisho?

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhacdo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqd...

Madaxweynaha Soomaaliya oo masuuliyiin ka socda UK kala hadlay dagaalka Alshabaab 

Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay kulan aqalka dalka looga taliyo ku dhexmaray Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo ka soc...

Live Now

English News

Facebook Feed