HomeWararka

Wararka

Galmudug oo ka hortimid Masjid lagu gubay gobolka Galgaduud

Maamulka Galmudug ayaa si adag uga hortimid falkii dhawaan lagu dumiyey laguna gubey Masjidka Al-Raxmaan ee degmada Huurshe ee gob...

Jubbaland oo xog ka bixisay howlgal lagu beegsaday kooxda Alshabaab

Wararka ka imaanaya Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamada maamulka oo kaashanaya Kumaandooska Danab ee ciidanka xoogga dalka ay haw...

Galmudug oo awaamiir adag ka koo saaray afduubka dadka shacabka

Maamulka Galmudug ayaa shaaciyey awaamiir adag oo ku saabsan afduubka shacabka , isagoo sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi d...

Maxay yihiin Ciidamadan Eswatini u soo dirtay Soomaaliya?

Boqortooyada Eswatini ayaa ciidamo boolis ah u soo dirtay Soomaaliya, kuwaas oo ku biiraya qeybta booliska ee Howlgalka Nabadda Mi...

Howlgal khasaare lagu gaarsiiyey Alshabaab oo ka dhacay Galgaduud

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Galgaduud lagu dilay xubno ka tirsan kooxd...

Puntland oo war ka soo saartay duqeyn Daacish lagu beegsaday

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo xooggan oo lagu beegsaday kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad ee gobo...

Masar oo war cusub ka soo saartay Ciidamadeeda Soomaaliya imaanaya – Maxay tahay sababtu?

Masar ayaa xaqiijisay diyaar-garowgeeda ah inay ciidamo u dirto Soomaaliya, qaybna kla noqda howlgalka Ku meelgaarka ah ee Midowga...

Soomaaliya guuldarro kala kulantay ciyaarta isreeb-reebka CAF Champions League oo Kenya dh...

Kooxda Mogadishu City Club (MCC) oo matalaysay Soomaaliya ayaa guuldarro 3-1 kala kulantay kooxda Kenya Police FC, ciyaartii koowa...

Muuxu yahay abaabulka DFS & Koonfur galbeed wadaan oo Alshabaab looga qabsanayo deega...

Iyadoo gobolka Shabeellaha Hoose uu ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab, gaar ahaan guluf militari oo looga qabsanayo degm...

Dadweyne caraysan oo masaajid ku burburiyay kuna gubay degmo ka tirsan Galgaduud

Galinkii dambe ee maanta, shacabka degmada Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa dab qabadsiiyey mid ka mid ah masaajida ku yaalla mag...

Maxay tahay billada Madaxweyne Xasan Sheekh gudoonsiiyey xiddigta feerka caalamiga ah ee S...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliya ee feerka caalami Ramla Cali oo ...

Dowladda Soomaaliya oo wadahadal la yeelatay Senatar u olaleeya Somaliland

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa sheegay inuu kulan la yeeshay Senator Ted Cruz, ka ...

Live Now

English News

Facebook Feed