HomeWararka

Wararka

Somaliland oo caawa bandow ka bilowday kusoo rogtay magaalada Ceerigaabo

Xukuumadda Somaliland ayaa caawa ku dhawaaqday bandow habeenkii ah oo laga dhaqan geliyay magaalada Ceerigaabo, iyadoo la joojiyay...

Maxaan kala soconaa liiska golaha wasiiradda cusub ee Waqooyi Bari?

Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdhiye), ayaa soo magacaabay Golihiisa Wasiirrada cusub o...

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay xogtii ugu dambeysay ee diiwaangelinta doorashada qo...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay xogtii ugu dambeysay ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada qof iy...

Kulan looga hadlayay ammaanka oo lagu qabtay Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kula shiray Guddiyada Amniga iyo Horumarinta, iyadoo ...

Fadhigii Maxkamadda Galgaduud oo lagu kala kacay kadib rabshad dhacday

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in maanta lagu kala kacay fadhigii 3-aad ee dhageysiga dacwad dil ah...

DFS oo Interpol ka caawisay soo qabashada nin loo haysto tacaddiyo jinsiga ah

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in la soo qabtay eedeysane lagu magacaabo Jamac Cabdi Maxamuud, kaas oo...

Soomaaliya oo Talyaaniga kala dhaqaale loo helo howlgalka AUSSOM & dagaallada ka dhan...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo safar ku jooga dalka Talyaaniga ayaa kulan gaar a...

Dagaalka adag oo Alshabaab & Koonfur Galbeed ku dhexmaray Baay

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhig ay ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ku leeyihiin ...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo guulo ka sheegtay howlgallo lagu beegsaday kooxda Al-Shab...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa guulo muhiim ah ka sheegtay howlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanno dhowr ah oo ka...

Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa kadib safar maalmo uu ku joogay Itoobiya,...

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dib ugu soo laabtay mag...

Somaliland & Itoobiya oo ka wadahadlay arrimaha iskaashiga ammaanka

Taliyaha guud ee Ciidammada Somaliland, Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, ayaa kulan la qaatay taliaha ciidamada dalka Itoobi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo amaanay Trump

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn u amaanay dadaallada nabadeed ee uu soo jeediyay madaxweyne Donald Tru...

Live Now

English News

Facebook Feed