HomeWararka

Wararka

Bannaan-bax ballaaran oo ka socda magaalada Muqdisho ee caasimaadda Soomaaliya

Dibad bax ballaaran ayaa hadda ka socda garoonka kubadda cagta ee Injeer Yariisoow ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay isugu soo b...

Duqeymo dhaliyya khasaaro xooggan oo lala eegtay horjoogayal iyo xubno ka tirsan Al shabaa...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya saaxiibo caalami ah ayaa 30 ka tirsan Al-Shabaab ku dilay weerar cusub oo  ka dha...

War cusub oo ka soo kordhay hishiiskii difaac oo ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo T...

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saxiixay heshiiska difaaca iyo iskaashiga dhaqaalaha ee ay la galeen dowladda Turkiga, isla markaana ...

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya oo booqasho ku tagay maamul goboleedka Jubbalan...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubba...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Gaas oo war cusub ka soo saaray heshiisk...

C/wali Gaas, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, ayaa sheegay in uu taageersan yah...

Macallin Dugsi oo Toorey lagu dilay oo Muqdisho lagu aasay toddobaad kaddib

Marxuum C/raxmaan Maclow Abiikar oo ahaa Macalin Iskuul oo Muqdisho lagu dilay ayaa maanta la aassay, kaddib  muddo toddobaad ah o...

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo qiimeeyay saameynta roobabkii El Niño iyo qorshaha mu...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka  Maxamuud Macallin iyo madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay oo ay horkacayeen ku xige...

Maamulka Koonfur Galbeed oo bilaabaya howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda xadka Soom...

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Xasan Cabduqaadir Maxamed iyo Mas’uuliyiin kale ayaa  booqasho ku tagay deegaano...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan looga hadlay arrimo kala duwan la yeeshay wafti ka socday...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay wafti ka socday Jaamacadda Carabta, Kulanka oo ka dhacay xarunt...

Maxaa ka soo kordhay duqeyn cirka ah oo lala beegsaday saldhigii ugu weynaa kooxda Al sha...

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weerar cirka ah ku qaaday saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin gobolka Galgaduud ee bartamaha S...

Madaxweynaha Somaliland oo war cusub ka soo saaray meel marinta hishiiskii ay la galeen It...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday, si adagna uga hadlay in hishiiskii ay la galeen dowladda Itoobiy...

Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay hishiis 10 sano ah oo ay la gashay Turkiga isla markaa...

Kulanka oo ahay mid aanan caadi aheyn  ayaa waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe...

Live Now

English News

Facebook Feed