HomeWararka

Wararka

Ciidamada dowladda oo lagu eedeeyey ku milanka dagaalka ka socda Gedo

Waxaa maalinkii seddexaad dagaal Khasaare naf iyo mid maal geystay uu ka socdaa degmada Luuq ee gobolka Gedo, sida uu sheegay gudd...

Galmudug iyo Puntland oo Ciidamo isku dhaf ah kala dhex dhigay beelo ku dagaalamay Gobalka...

Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay in la kala qaado miliishiyo beeleedyo muddooyinkii u dambeeyay ku dagaalamayay...

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday Malaayiin doolar iyada oo uu jiro walaac

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay hadda hayaan lacag dhan 7.5 milyan oo dollar oo ka mid ah dhaqaalihii loogu t...

Muxuu yahay deegaanka istiraatiijigaa ah ee AS lagala wareegay?

Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa kala wareegay Alshabaab deegaanka Filfiiile oo ah mid istiraaji...

Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo safar Dublamaasiyadeed ku tagay Jabuuti

Cabdulqaadir Axmed Aw Cali Hogaamiyaha maamulka ku meelgaarka ah ee SSC Khaatumo  ayaa safar shaqo oo muhiim ah ku gaaray dalka Ja...

Madaxweynaha Soomaaliya oo caddeyay mowqifka dowladda ee ku aaddan kooxda Al-Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta furay kalfadhiga 5-aad ee kalfadhiga 11-aad e...

  Madaxweynaha Soomaaliya oo jawaab culus ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeeray Ra’iisul ...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay kala fadhiga labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa jeediyay k...

Maxay yihiin ciidamada tabarka loogu soo xiray Muqdisho oo ay ka qeyb galeen madaxweynaha ...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  magaalada Muqdisho kaga qayb-galay qalin-jabinta dufcaddii lixaad oo ah sara...

Ciidamada dowlada oo howlgallo ballaaram ka sameeynaya waddooyin istaraatiiji ah oo isku x...

Ciidamada dowladda Federaalka ayaa maanta kordhiyay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda inta u dhaxeysa magaalooyinka ...

Faah faahino ka soo baxaya Dagaal beeleed ka soo cusboonaaday gobolka Gedo isla markaana d...

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaallo beeleed ay dib uga soo cusboonaadeen gobolka Gedo, iyadoo dagaal xoogga...

Dowladda Soomaaliya oo jawaab deeg deg ah ka bixiisay hadalkii maanta ka soo yeeray Ra’isa...

Wasaarada Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa si deg deg ah uga jawaabtay hadalkii maanta ka soo yeeray Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abi...

Abiy Axmed oo ka hadlay doonistiisa badda & sababaha keenay isfahamka Somaliland

Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta xildhibaanada baarlamaanka u sheegay, kuna celiyay in ay ka go’an tahay helitaan...

Live Now

English News

Facebook Feed