HomeWararka

Wararka

Dab sababay khasaare dhimasho oo naxdin leh oo ka dhacay magaalada Hargeysa

Waxaa maanta Hargeysa ku geeriyooday 5 qof oo isku qoys ah, kadib markii uu dab xooggan uu qabsaday guri ku yaalla magaalada oo ay...

Mareykanka oo digniin ku siiyay Iiraan in ay la kulmi doonto “dhirbaaxo aad u xooggan”

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa digniin ku siiyay Iiraan in ay la kulmi doonto waa sida hadalka uu u dhigaye “dhirbaaxo ...

Trump oo doonaya la masaafuriyo Ilhaan Cumar & “qof kast” oo Soomaali ah oo ku ...

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in la masaafuriyo “qof walba” oo Soomaali ah oo ku nool Mareykanka, oo ay ku jirto Xildhibaan...

Somaliland oo buuxisay kursi ka bannaanaa golaha guurtidda

Somaliland ayaa buuxisay kursi ka bannaanaa Golaha Guurtidda, kadib markii maanta loo dhaariyey xubin cusub oo ka mid noqonaysa go...

Somaliland oo taageertay hawlgalka Mareykanka ee “qabashada” Madaxweynihii Ven...

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday go'aan ay ku taageertay Mareykanka, kaddib howlgal ay ciidamada dalkaasi ay shalay ku soo...

Faahfaahin: Qarax khasaare rayid geystay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imanaya Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax miino uu ku qabsaday gaari rakaab ah oo marayay deegaan ka tirsan gobo...

Qarax sababay dhimashada Askar ka tirsan Puntland oo ka dhacay Gobolka Bari

Faahfaahino kala duwan ayaa laga helayaa qarax miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac, kaas oo ka dhacay jidka cusub ee isku xiray ...

Danab oo gudaha Jilib ku dishay in ka badan 10 Alshabaab ah

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal culus oo xalay ay Ciidamada Xoogga Dalka ka fuliyeen degma...

Xildhibaanno katirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo si adag uga hadlay Dad lagu xiray Aw...

Xildhibaan Maxamed Abiib iyo Mukhtaar Xasan Maydhane ayaa si wadajir ah uga hor yimid tobanneeyo ruux oo saacadihii lasoo dhaafay ...

Somaliland oo sheegay in albaabka aqoonsi siinta ay u garaaci doonaan cid kasta oo ka furt...

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso cid kasta oo albaabka aqoonsiga u fura, ...

Wakiilka Soomaaliya ee golaha ammaanka oo sheegay in Aqoonsiga Somaliland ee Israel uu yah...

Guddoomiyaha golaha ammaanka, ahna Wakiilka joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abubakar Dahir Osman, ayaa shee...

Xildhibaano & wasiirro DFS ka soo gala deegaannada gobolada Waqooyi oo ka hor yimid g...

Shir ay isugu yimaadeen Wasiirrada iyo Xildhibaannada labada gole ee dowladda Soomaaliya ee gobollada Sool, Sanaag, iyo Awdal, kuw...

Live Now

English News

Facebook Feed