HomeWararka

Wararka

Tartanka Kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka furmay Muqdisho

Waxaa galabta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay tartanka ciyaaraha lugta degmooyinka gobolka Banaadir iyo degmada Balacad ...

Maxakmadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta riday xukun dil & xabsi isagu jira

Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey”...

Khilaafkii baajiyey kulamada Baarlamaanka Soomaaliya oo xal laga gaaray

Warar horac oo soo baxay ayaa sheegay in xal laga gaaray khilaaf dhawaan soo kala dhexgalay xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliy...

Itoobiya oo adeegsatay hadalada “Cadawga iyo Waan iska dhicineynaa” oo xiisad ...

Madaxda ugu sareysa Itoobiya oo saacadihii lasoo dhaafay fariimo kala duwan jeediyay oo intooda badan luuqad adag adeegsaday ayaa ...

Xuutiyiinta oo sheegay inay soo rideen diyaarad dagaal oo Mareykanku leeyahay.

Kooxda Ansar Allah ee loo yaqaan Xuuthiyiinta ee dalka Yemen ayaa xalay shaaca ka qaaday inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliy...

Howlgalo ka dhan ah Alshabaab oo ka socda qaybo ka mid ah Shabeellaha Hoose

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Alshabaab kawada deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha H...

Caabudwaaq oo lagu toogtay nin sheegay in dil bareer ah oo uu ka geystay

Magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa ka dhacay qisaasta nin horay qof shacab ah ugu dulay magaala...

Dowladda Soomaaliya Xabsiga dhigtay dad diiday canshuurta boqolkiiba shan

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xabsiga loo taxaabay dad diiday bixinta Canshuurta ay soo ragtay bartamaha bishii hore ee Ago...

Xubno maleegayay qaraxyo ay ka gaystaan Hargeysa & Burco oo maxkamad la soo taagay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo ragaan magacyadooda ku kala sheegtay Khaalid Xasan Faarax, Cabdikariim Ibraahim...

Qaramada Midoobey oo sheegtay in miinooyin ka saartay dhul aad u baaxad weyn Soomaaliya

Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Miino Baarista ee Mine Action ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dhul gaaraya ku d...

Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed oo ka socda Galgaduud

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya laba masheeyo beeleed uu ka socda deegaan ka tirsan gobol...

Maxaa la ogyahay isku dayga kulantiisa Xasan Sheekh & Abiy Axmed?

Dadaalo lagu doonayey in lagu kulansiiyo Madaxweyne Xasan Sheekh & Abiy Axmed ayaa fashil ku soo idlaaday, ka dib markii dowla...

Live Now

English News

Facebook Feed