HomeWararka

Wararka

Puntland oo toogatay rag ku eedeysnaa dilal ka dhacay Gaalkacyo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee maamulka Puntland ayaa dil toogasho ah ku fulisay 10 ruux oo ku eedeysanaa in ay dilal horay ...

Maamulka Puntland oo shaaciyey natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare

Wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ee maamulka Puntland ayaa shaacisay natiijadda rasmiga ah ee imtixaananada shahaadiga ...

Laamaha ammaanka Mudug oo shir ka yeeshay sudiga amniga

Hay'addaha ammaanka Maamulka Puntland ayaa shir aan caadi ahayn oo looga hadlayay amniga Gobolka mudug waxaa uu uga ka qabsoomay x...

Maxaa ka jira in Itoobiya dhaqdhaqaaqa ciidan ka wado xadka Soomaaliya?

Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo muujinaya dhaqdhaqaaqyo ciidan oo Itoobiya ka wado xadka Soomaaliya, iyadoo saraakiil sar sar...

Maxay ka tiri Itoobiya ciidamadeeda in Soomaaliya laga saarayo

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in si dhow ay ula socoto xaaladda Soomaaliya gaar ahaan ciidamdeeda qaybta ka ah howlgalka Midowga...

Itoobiya oo sheegtay in ay socon doonto doonisteeda helitaanka bad

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya Nebiyu Tedla ayaa sheegay in Addis ababa ay sii wadi doonto xoojinta dadaallada di...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in uu dhaqan galay qaaditaanka canshuurta iibka tooska ah

Dowladda Soomaliya ayaa sheegtay in uu dhaqan galay qaadista Canshuurta iibka tooska ah oo dhawaan ay ku dhawaaq Wasaaradda Maaliy...

Guddiga doorashoyinka Somaliland oo sheegay in uu dhamaaday wakhtigii isku biiritaanka Xis...

Guddiga diwaangalinta ururada siyaasada Soomaliland oo maaanta soo saaray warqad uu ku wargalinayo in uu dhamaaday wakhtigii loogu...

Ilhaan Cumar oo guul muhiim ka gaartay golaha deegaanka ee Mareykanka

Ilhan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnnimada kursiga ay ku matasho degmada s...

Jabuuti oo sheegtay in ay heshiisiin karto Soomaaliya iyo Itoobiya

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in wada hadalada Soomaaliya iyo Itoobiya ee uu garwadeenka ka yahay Tukriga, haddii xal laga gaari ...

Soomaaliya oo heshiis dhanka difaac ah la gashay Masar

Soomaaliya & Masar ayaa qalinka ku duugay heshiis muhiim ah oo dhanka difaaca ah oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo iskaash...

Ciidamada Dowladd oo rasaas ku kala eryey Bajaajlayaal xirtay laamiga Km-4

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka gaar ahaan Booliiska iyo kuwa Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka NISA ayaa rasaa...

Live Now

English News

Facebook Feed