HomeWararka

Wararka

Guddoomiyaha guddiga ansixinta baarlamaanka Puntland oo ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu f...

Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta xildhibaannada baarlamaanka Puntland, Isaaq Axmed Xasan ayaa sharci darro...

Liiska Barlamanka Puntland oo la shaaciyay isla markaana lagu daray xubnihii SSC Khaatumo...

Subaxnimadii hore ee saaka salaadii subax kadib ayaa waxaa si rasmi ah loo soo saaray liiska xildhibaanada cusub ee Puntland oo ay...

Hawlgalka Midowga Afrika oo caawinaya ciidamda dowladda ka hor bixitaanka dhammaadka 2024

Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku tilmaamay hoos u dhaca Al-Shabaab iyo xoojinta ciidama...

Kulan aanan caadi aheyn oo looga hadlay amniga magaalada Muqdisho ee sanadka cusub 2024 is...

Kulan istaraatiiji ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa isugu yimid mas’uuliyiinta ugu sareysa laamaha amniga, waxaana lo...

Hawlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee dalka Maali oo dhammanaya 10 sano kaddib

Ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Axad ah soo gaba gabeeyaan ka bixitaankooda dalka Maal...

Xubin ka tirsan Al shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu magacaabo Soomow Ibraahim Iidow ayaa  isku soo dhiibtay taliska guutada 8-aad ee ururka 60-aa...

Cadur halis ah oo ka dilaacay magaalada Beledweyne isla markaana dila in ka badan 10 caruu...

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dilaacay cudurka Daacuun caloolaha oo ...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ka jawaabay xilliga rasmiga ah oo ay dowladdu furi ...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku dhowaaqay in dowladdu ay qaadi doonto dhammaan waddooyinka lagu xiray dh...

Guddiga xalinta khilaafaadka Puntland oo qaadaya tallaabo culus isla markaana ku dhawaaqay...

Iyada oo aanan xal buuxo laga gaarom doorashada maamulka Puntland, ayey ku soo beegantay iyadoo maanta guddiga xalinta khilaafaadk...

 Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo war culus ka soo saaray 17-xubnood ee ka soo jeeda SSC...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay inay taageersan yihiin go’aanka SSC-Khaatumo, isagoo sheegay inay ka g...

Wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland oo lagu soo gebagebeeyey is afgarad lagana soo saa...

Wada-hadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa fiidnimadii Jimcaha lagu soo gebagebeeyey magaalada Jabuuti, i...

Koonfur Afrika oo maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda u gudbisay dacwad ka dhan ah Israa...

Koonfur Afrika ayaa maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda u gudbisay codsi ah in la bilaabo dacwadda ku saabsan xasuuqa ka dhanka ...

Live Now

English News

Facebook Feed