HomeWararka

Wararka

Ciidamada dowladda & kuwa deegaanka oo oo howlgallo culus ka sameyay Shabeelada Dhexe...

Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa deegaanka ayaa soo abaabulay howlgalo lagu sheegay kuwa guuleystay oo ka dhan ah Al-Shabaab...

Xisbiga Waddani oo Madaxweyne Biixi ku eedeeyay inuu abuuray khilaaf si doorasho looga baa...

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay waajib tahay in...

Puntland codsi ka dhan ah dowladda dhexe u dirtay Beesha Caalamka isla markaana eed culus...

Hoggaamiyaha maamul-goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah ka codsaday inay deji...

Maamulka Galmudug Oo Balan Qaaday In Talaabo Laga Qaadayo Dadka Colaada Ka Wada Deegaanada...

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in ay la xisaabtamayaan shaqsiyaadka hurinaya colaada ka taagan deegaanada maamuk...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah ku guddoomiyay magaalada Kismaayo laguna ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan Magaaladda Kismaayo ku dhex mara...

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug oo tagay degamada Ceedheer halkaas oo uu ka dhaca...

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa booqasho ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ciidamada xoog...

Milatariga Soomaaliya ee ka howlgala Sh/Hoose oo gacanta ku dhigay Dooni siday hub aagga m...

Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Nabad Sugida ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaan ku dhow degmada Baraawe ee gobolka Shab...

Madaxweynaha Soomaaliya oo u safray dal ku yaal Yurub iyo u jeedka safarkiisa

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaasoo uu ku joogi doon...

Ciidamada ammaanka Puntland oo gacanta ku dhigay hub & waxyaabaha maanka dooriya soon...

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya oo ay ku soo qabteen howlgalladii ugu dambeeyay e...

Dowladda Turkiga oo war cusub ka soo saartay dagaalkii cuslaa ee degamda Ceeldheer ku dhex...

Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay weerarkii shalay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhiga ciidamada xoogga dalka...

Khasaaraha dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud oo sii kordhay Guddiyo magacaabay & war...

Dagaalada xooggan ee u dhaxeeya labo beelood oo wada dega gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in ay sababeen dhimashada in k...

Fadhi maanta uu yeelan lahaa Golaha Wakiillada Somaliland oo u baaqday

Fadhigan ayaa qorshuhu ahaa in la horkeeno miisaaniyad sannaddeedka 2024-ka, oo horrey Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi uu u so...

Live Now

English News

Facebook Feed