HomeWararka

Wararka

Dagaal khasaare kala duwan geystay oo CXD iyo Alshabaab ku dhexmaray Galgaduud

In ka badan 50 Alshabaab ah ayaa DFS sheegtay in lagu dilay howlgal ay si wadajir ah u sameeyeen Ciidanka CXD, Ciidamada Deegaanka...

Qaar ka mid ah dadka Caabudwaaq oo u gacanta ku dhigay Hub ka yimid dalka Itoobiya

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud gaar ahaan magaalada Caabudwaaq ayaa sheegaya in deegaanka Shiilo-madoow lagu qabtay la...

Taliyihii Xabsiga dhexe oo si ku meel gaar ah shaqada looga fadhiisiyey iyadaoo guddi baar...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxman Aadan ayaa shaqada si kumeel gaar ah uga joojiyey Sareeye guuto Daa...

Xildhibaano dalbaday in loo yeero Wasiiradda Maaliyadda iyo Gaanshaandhigga

Kullanka Kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka 11-aad JFS oo maanta ka qabsoomay xarunta Villa hargeysa ayaa looga dooday qodoba dhow...

Nin laba sano ku dilay 42 Haween ah oo gacanta lagu soo dhigay Kenya

Booliska Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku nin qirtay in uu dilay 42 haween ah oo ay ku jirto xaaskiisa, howsha dilalka ahne uu ...

Wararkii ugu dambeyey Qarax dhimasho sababay oo Muqdisho ka dhacay

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan shan qof ay ku dhinteen halka labaatan kalena ay ku dhaawacmen ka dib qarax loo a...

Qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho

Nin isku soo xiray walxaha qarxa ayaa goordhaw isku qqrxiyey mayaaqad iyo lagu caweeyo oo laga daawaayey ciyaar oo ku taala degmad...

Horjooge ka tirsanaa Alshabaab oo lagu soo qabtay Galgaduud

Ciidamada dib u xoreeynta Deeganka ee Macawisleyda oo howlgal qorsheysan ka fuliyey inta u dhaxeeysa Deeganada Qorya-wayn iyo Hulc...

Dowladda Soomaaliya oo kala hadashay QM bixitaanka Ciidamada ATMIS

Kulan ay maagaladda Muqdisho kuwada yeesheegeen masuuliyiin ka kala socota DFS iyo QM oo looga hadlay xaaladda dalka ayaa lagu soo...

Huuggamiyaha SSC Khaatumo oo faray Wasaarado qaar in musuq maasuq ay ka fogaadaan.

Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa soo kormeeray Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha Maamulka SSC-Khaatumo, isagoona...

Baaris ku aadan weerarka Xabsiga dhexe Xamar oo DFS bilowday

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay ina ay billowday baaritaan ku aaddan iska hor imaadkii xoogganaa ee shalay ka d...

FBI-da oo shaacisay ninka looga shakisan yahay isku daygii dil ee Trump

FBI-da ayaa Axadda maanta ah ku sheegtay Matthew Crooks oo 20 jir ah in uu yahay "qofka looga shakisan yahay" isku daygii dil ee S...

Live Now

English News

Facebook Feed