HomeWararka

Wararka

Mucaaradka Somaliland ee la magac baxay is bedel doonka ayaa hambalyo isu diray

Xubnaha mucaaradka ah ee la magac baxay is bedel doonka ee maanta guusha taarikhiga ah ka gaaray doorashada Somaliland ka dhacday ...

Liiska Baarlamaanka Jubbaland oo maanta laga shaaciyey lana dhaariyey

Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka u qaabilsan Jubbaland ayaa maanta shaaciyey liiska golaha wakiilladda cusub ...

Shiinaha oo ku eedeeyay Golaha Ammaanka inuu ku fashilmay arrinta Falastiin

Safiirka joogtada ah ee Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Fu Cong ayaa sheegay in golaha ammaanku aanu si hufan u gudan waajiba...

Dowladda Soomaaliya oo fariin gaar ah u dirtay madaxweynaha dooran ee Somaliland

Madaxda dowladda Soomaaliya oo ka hadlay natiijada ka soo baxday doorashada axsaabta iyo madaxtinimo ee Somaliland ayaa soo dhawee...

Xisbiga Kulmiye oo war ka soo saaray natiijada hordhaca ah ee ka soo baxday guddiga dooras...

Xisbiga talada ka dagaya Somaliland ee Kulmiye ayaa sheegay in uu aqbalay natiijadda hordhaca ah ee ay shaaciyeen guddiga doorasho...

Cirro oo ku guuleystay doorashada madaxweyne ee Somaliland oo guddiga doorasha uu shaaciye...

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in uu ku guuleystay doorashada madaxtnimo ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdul...

Netanyahu oo sheegay inay duqeeyeen xarumaha nukliyeer Iiraan

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku andacooday in weerarkii aargoosiga ahaa ee Israa’iil ay bishii hore ku qaa...

Wafdi culus oo ka socda Itoobiya oo tagey Haregysa maxayse tahay ujeedada safarkooda?

Waxaa Allaha u naxariisto'e maanta xabaalaha Baqiic ee duleedka Waqooyi ee magaalada Hargeysa loogu sameeyey aas madaxweynihii Afr...

Dacwad loo heysto haween Qaraxyada u kala daabula Alshabab oo Maxkamadda ka soo muuqday

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta u bilaabatay dhageysiga dacwad loo heysto 10 haween ah oo la shaqeynay...

Guddiga doorashada Jubbaland oo soo saaray warqad shuruud adag hor dhigaysa musharaxiinta

Guddiga Madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay isaga oo gudanaya waajibaadkiisa dastuuriga ah ee q...

Kim Jong Un oo ku baaqay xoojinta awoodaha nukliyeerka ee Waqooyiga Kuuriya

Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa ku booriyay khubarada dalkiisa inay xoojiyaan awooda nukliyeer ee aan xadidneyn is...

Ra’isalwasaare Xamse Cabdi Barre oo si dadban ugu eedeeyay Axmed Madoobe inuu doonay...

Ra'isalwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maamulka Jubbaland ee hoggaamiyo Axmed Madoobe ku eedeeyay inuu ka shaqeynayo s...

Live Now

English News

Facebook Feed