HomeWararka

Wararka

Kulan Looga Hadlayay Ammanka Beledweyne oo Ka Dhacay Magaladaasi.

Shir looga hadlayay ammaanka magalaada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay magaladaasi, kaas oo looga hadlay qod...

Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in La Musuqmaasuqay in Ka Badan 20 Milyan oo Dollar

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la waayay 21 milyan dollar intii u dhaxeysay 2018 il 2023 kadib baaritaan uu sameeyay ...

Howgallo Ka Dhan ah Al-shabaab oo Laga Fuliyay Jubbada Hoose.

Ciidanka dowladda Soomaaliya  iyo kuwa Daraawiishta Jubaland ayaa howlgal balaaran ka fuliyey deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada ...

War deg deg ah: Qaraxyo & rasaas culus oo ka socota magaalada Baardheere

Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in weerar ku bilowday laba qarax oo waa weyn iyo rasaas xoo...

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Garowe.

Xaalada Magaalada Garoowe ayaa maanta daggan kadib dagaal qaraar oo shalay ka dhacay  halkaas, kaas oo dhaliyay khasaaro xooggan o...

Waa Sidee Xaalada Garowe iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

Ku dhawaad 10 ruux ayaa ku dhimatay halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen dagaal Maanya Magalaada Garowe ku dhexmaray Ciida...

Baarlamaanka Puntland oo Bayaan Ka soo Saaray Furitaanta Dastuurka kaas oo Dhaliyay Dagaal...

Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay furitaan dastuurka Maamulkaas kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Garowe,  kaas oo looga d...

Dagaal Ka Bilaawday Magaalada Garowe iyo Wararkii Ugu Dambeyay.

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya magalaada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in rasaas xooggan ay ka bilaabtay gudaha m...

Dagaal Ka Dhacay Laascaanood iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

Faah faahino kala duwan oo ka imaanaya magaalada Laascaanoow  ee gobolka ayaa sheegaya in xalay madaafiic ay ku soo dhacday gudaha...

Hirshabeelle oo Tallaabo Ka Qaadeyso Cali Jeyte Sidoo Kalana Shaacisay Sababtii Xilka Loog...

Maamulka Hirshabeele ayaa jawaab ka bixiyay  tallaabadii uu qaaday guddoomyihii xilka laga qaaday kaas oo qaadacay wareegtadii loo...

Xubno Ka Tirsan Al-shabaab oo Lagu Dilay Deegaan Hoostaga Xarardheere.

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya howgallo Ciidanka deegaanka ay ku fuliyeen deegaanno hoosta degmada Xarardheere ee Galm...

Xiisad Ka Taagan Garowe iyo Ciidan Buux Dhaafiyay Magalaada.

Magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ee Puntland ayaa lagu soo warramayaa in ay ka jiro xiisad kacsan  oo laga dareemay maanta Gobol...

Live Now

English News

Facebook Feed