HomeWararka

Wararka

Guddiga SSC-khaatumo oo Soo Bandhigay Ciidan Cusub.

Isimmada SSC gobolka Sool  ee magaalada Laascaanood ayaa soo xiray tababarka wajiga 1-aad  Ciidan ka shaqeynaya ammaanka gobolka S...

Faransiiska oo qas & jahwareer uu ka jiro & Macron oo xaalku ku adag yahay

Dibadbaxyada rabshadaha wata ee ka dhashay dilka wiil dhalinyaro ah oo booliisku toogasho ku dileen ee aloosan dalka Faransiiska a...

Israel oo ka walaacsan hub casri ah oo difaaca hawada ah oo Xisbullah la soo baxday

Warbaahinta Israel ayaa ku warantay in ciidamada Israel ay ka walaacsan yihiin waxa ay ku tilmaameen “isbeddel weyn oo ku yimid ha...

Cali Jeyte oo Bilaabay Tallaabooyin Kaga Sii Daraya Xaaladda Hirshabeelle

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte ee ku dhawaaqay maamulka aanan heysan aqoonsiga ee Hiiraan State aya...

Dagaalka Ukraine & Ruushka oo galay maalintii 493-aad

Dagaalka Ukraine & Ruushka ayaa galay maalintii 493-aad, waxaase rajo xumo laga muujinayaa gulufkii weerar ee rogaal celinta a...

Al Shabaab oo la wareegay mid ka mid ah deegaannadii horey looga qabsaday

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa hawgal Al Shabaab saaka dib ugu qabsadeen deegaanka deegaanka Daaru-Nimca oo ka tirsan ...

Rabshadihii ka socdey Faransiiska oo xoogeystay kuna fiday dalalka kale

Rabshadihii ka socday dalka Faransiiska ayaa xalay galay habeenkii saddexaad oo xiriir ah, iyadoo isku dhacyo dhexmareen booliiska...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Pakistan Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay S...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan Arif Alvi, la...

Ku dhawaad 60 milyan ruux oo wajahaya xaalad bini aadanimo oo Soomaaliya ku jirto

Hay’adaha hoostaga Qaramada Midoobay ayaa sheegaya digniin la xiriirta dhibaatooyinka cunno la’aanta iyo kuwa caafimaad darro ee s...

Isbeddel lagu sameynaayo doorashada Madaxweynaha iyo ku Xigeenkiisa ee Puntland

Baarlamaanka maamulka Puntland shaaca ka qaaday in isbeddel rasmi ah lagu sameynaayo, iyaga oo sidoo kale sheegay in la beddelayo ...

Maxay tahay sababta Madaxweynaha Kenya ku sheegay in ciidamada dalkiisu sii joogi doonaan...

Madaxweyne William Ruto ayaa tilmaamay in ciidamada Kenya ee jooga Soomaaliya laga yaabo in ay sii joogaan marka la eego dhimista ...

Muuse Biixi oo Sheegay Halka Laga Soo Abaabulo Dagaalka Laascaanood.

Madaxweynaha Somaliland,  ayaa si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood, xilli uu khudbad ka jeedinaayay Munaasabadds 26 Juun maga...

Live Now

English News

Facebook Feed