HomeWararka

Wararka

Dagaal galay maalintii labaad oo ka socda gobolka Sanaag

Waxaa maalintii labaad xiisad saameyn taban ku reebtay qoysaska deegaannada ku xeeran ah magaaalada Ceerigaabo ay ka taagan tahay ...

Dhalinyaro Soomaaliya Tahriibayaal ah oo laga siidaayey Xabsi ku yaala Suudaan

31 dhalinyaro Soomaali ah ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla dalka Suudaan, ka dib markii la xiray xilli ay doonayeen inay u tah...

Maxaa laga ogyahay Ciidamada Masar ee Soomaaliya loo soo dirayo

Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Masar ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taasi oo s...

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaad 3-kun oo imtixaankooda u baabi’isay...

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare XFS oo maanta shaacisay natiijada ka soo baxday Imtixaanka Shahaadiga ah ee ...

SSC-Khaatumo oo Somaliland ku eedeysay wiil lagu dilay gobolka Sanaag

Faah faahino kala duwan oo ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay diideen shirkadaha Favori iyo Albayrak in lagu samee...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in baaris madaxbanaan oo la doonayey lagu sameeyo shirakado ajaaniib ah oo maamulada Dekada iyo Ga...

Digniin ku aadan xaaladda halista ee Wabiga Shabeelle oo loo diray shacabka Hiiraan

Dadka degan Hareeraha Wabiga Shabeelle ayaa loo jeediyay digniin ku saabsan fatahaad uu ka samey karo magaalada Beledweyne iyo deg...

Taliska Ciidanka Xoogga oo Qaramada midoobay kala hadlay la dagaalanka Alshabaab iyo AUSSO...

Taliyaha Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed  Jeneraal Ibraahim Sheikh Muxyadiin ayaa la kulmay Annemarie Van den Berg, oo Qaramada ...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta markale u baaqday Kooram la’aan iyada oo uu horyaa...

Waxaa maanta oo isniin ah koorom la’aan u baaqday kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, ka dib markii ay kalfadhiga soo...

Golaha wakiillada Somaliland oo soo jeediyey in la joojinayo wadahadaladii Soomaaliya kala...

Kulan deg deg ahaa oo ay maanta isugu yimaadeen mudanayasha golaha wakiillada Somaliland oo lagu tilmaamay mid loogu jawaabayo Soo...

Tarhriibayaal Afrikaan ah oo dooni kula degtay Xeebaha Yemen

13 muhaajiriin Itoobiyaan ah ayaa dhintay, 14 kalena waa la la'yahay ka dib markii ay dooni ay la socdeen ku degtay gobolka Ticis ...

DFS oo si rasmi ah u dhaqan galisay Canshuurta alaabaha ka soo dega Dekadda Muqdisho

Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta war ay soo saartay ku sheegtay in ay dhaqangelisay Hannaanka Khidmad dhimista ee lagu go’aam...

Live Now

English News

Facebook Feed