HomeWararka

Wararka

Caabudwaaq oo lagu toogtay nin sheegay in dil bareer ah oo uu ka geystay

Magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa ka dhacay qisaasta nin horay qof shacab ah ugu dulay magaala...

Dowladda Soomaaliya Xabsiga dhigtay dad diiday canshuurta boqolkiiba shan

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xabsiga loo taxaabay dad diiday bixinta Canshuurta ay soo ragtay bartamaha bishii hore ee Ago...

Xubno maleegayay qaraxyo ay ka gaystaan Hargeysa & Burco oo maxkamad la soo taagay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo ragaan magacyadooda ku kala sheegtay Khaalid Xasan Faarax, Cabdikariim Ibraahim...

Qaramada Midoobey oo sheegtay in miinooyin ka saartay dhul aad u baaxad weyn Soomaaliya

Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Miino Baarista ee Mine Action ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dhul gaaraya ku d...

Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed oo ka socda Galgaduud

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya laba masheeyo beeleed uu ka socda deegaan ka tirsan gobol...

Maxaa la ogyahay isku dayga kulantiisa Xasan Sheekh & Abiy Axmed?

Dadaalo lagu doonayey in lagu kulansiiyo Madaxweyne Xasan Sheekh & Abiy Axmed ayaa fashil ku soo idlaaday, ka dib markii dowla...

Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo kala aragti duwanaan u baaqday

Waxaa markale maanta baaqday kulankii Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada oo ilaa haat...

17 arday oo ku geeriyootay dab ka kacay Iskuul ku yaal dalka Kenya

Ugu yaraan 17 arday ayaa ku geeriyootay 14 kalena waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay iskuul ku yaala bartamaha dalka Kenya subaxni...

Ciidamada Israaiil oo isaga baxay magaalooyinka Daanta Galbeed

Milateriga Israa’iil ayaa subaxnimadii hore ee saaka oo Jimce isaga baxay magaalooyinka woqooyiga Daanta Galbeed ee Jenin, Tulkarm...

Madaxweynaha Dowlad deegaanka oo sheegay in ay garab istaagi doonaan Itoobiya

Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxammad oo maanta Jigjiga kaga qayb galay xuska sanad guurada 47-aad ee ee ka so...

Shacabka Soomaaliya oo loogu baaqay in difaaca qaranimada dalka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta kulankooda todobaadlaha ahaa yeeshay ayaa uga hadlay ilaalinta madaxbannaanida, ...

Ciidamada dowladda oo howlgal qorsheysan ka sameeyey Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa ayaa la sheegay in howlgal qorshaysan oo...

Live Now

English News

Facebook Feed