HomeWararka

Wararka

Dagaal u dhexeeya Jubbaland iyo Dowladda Federaalka oo ka bilowday Gedo

Israsaasayn ayaa ka socota gudaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, taasi oo u dhexeysa ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa dowlad...

Boqolaal askartii Kuuriyada Waqooyi u dirtay dagaalka Ukraine oo ku dhintay dagaaladii u d...

Taliska Guud ee Ciidamada Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta sheegay in in ka badan 1,100 askari oo ka mid ahaa ciidamadii Kuuriyada...

Jubbaland oo diyaarad Ciidamo iyo masuuliyiin sidda ka dejisay Gedo

Garoonka Diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa inay ka degtay diyaarad siday madax ka tirsan Jubaland...

Trump oo ku faanay in uu ka hortagi doono in uu dhaco dagaalka 3-aad ee adduunka

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa saacadihii la soo dhaafay jeediyay dhowr hadal oo muran dhaliyay kuwaas oo...

DFS oo ku eedeysay Axmed Madoobe in uusan weligii ka shaqeynin wax dan u ah dalka

Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo magaalada Garbahaarey sheegay inuu kawado oloaha doorashada qof...

Ra’isalwasaaraha Soomaaliya oo isku shaandheyn kooban ku sameeyey xukuumaddiisa

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Soomaali...

Dagaal khasaare kala duwan dhaliyey oo ka dhacay gobolka Mudug

Dagaal u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed oo khasaare kula duwan dhaliyey ayaa laga soo warinayaa inuu ka dhacay maanta ka dhacay ...

Putin oo reer Galbeedka ku eedeeyay in “colaad ka dhan ah” dalkiisa

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku eedeeyay cadowga dalkiisa inay kicinyaan xiisadaha caalamiga ah, isagoo sheegay inay k...

Ciidamada Gurmadka Deg Degga ah ee Suudaan oo laga qabsaday saldhig muhiim ah

Ciidamada Sudan ayaa shaaciyay in xoogga isbahaysi la ah ay la wareegeen saldhigga milatari ee Al-Zarq oo ku yaalla gobolka Waqooy...

Xuutiyiinta oo soo bandhigay khasaaraha ka dhashay duqeymaha Israa’iil ee Sanca ...

Kooxda Ansar Allah ee loo yaqaan Xuutiyiinta ee Yemen ayaa soo bandhigay khasaaraha ka dhashay duqeymo ay Israel ka geysatay deked...

Faransiiska oo si indho adag u taageeray mowfiqka Itoobiya ee galista Badda-Cas

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu taageeri doono hadafka Itoobiya ee ah gaarista marinka ...

Masuuliyiinta ka socota DFS iyo Jubbaland labada daan ka kala jooga gobolka Gedo

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Doolow ee gobolk...

Live Now

English News

Facebook Feed