HomeWararka

Wararka

Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay.

Wasiirka Amniga gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye G...

Imaaraadka & Sudan oo uu ka dhex qaraxday muran diblumaasiyadeed oo culus.

Ciidamada Suudaan ayaa beeniyay eedeyn uga timid Imaaraadka Carabta oo ku aadan in ay duqeeyeen xarunta safiirkooda ee magaalada K...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ka daah furay shirka maalgashiga Beeraha Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweyne looga hadlayo maalgashiga Beeraha ...

Xuutiyiinta oo sheegay inay duqeeyeen Israa’iil.

Afhayeenka ciidamada Xuutiyiinta ee loo yaqaan Ansar ALLAAH, Jeneral Yaxya Sariic ayaa sheegay in ay weerar gantaalo ku qaadeen go...

Sirdoonka CXD oo digniin u diray ganacsatada u tagaya Alshabaab

Qaybta Sirdoonka ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa digniin u diray dadka ganacsatada iyo shacabka isugu jira ee sida hadal...

Xubin muhiim ah oo Xisbiga Kulmiye iska casilay kuna biiray Mucaaradka

Guddoomiye ku xigeenkii golaha dhexe ee Xisbiga Talada haya ee Soomaaliland Cali Maxamed (Cali caliyow) ayaa maanta shaaciyey in u...

Wasiirka Gaashaandhiga oo tababar u soo xiray saraakiil cusub oo ka baxday xerada TurkSom....

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wafti ka socday Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ma...

Baaqashadii Kulanka Baarlamaanka oo guddoonku go’aan adag ka soo saaray.

Kulankii maanta ay lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan...

Dowladda Masar oo ka hadashay Taageerada ay siiso Soomaaliya

Madaxweynaha Masar Abdel Fattah Al-Sisi ayaa xaqiijiyay in dalkiisu uu taageersan yahay midnimada iyo xasiloonida Soomaaliya, isag...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliland oo degdeg u fartay siideynta Xildh. Maxamed Abiib

Maxkamadda sare ee Soomaaliland ayaa amartay in Xabsiga laga sii daayo Xildhibaan Maxamed Abiib, ka dib warqad dheer oo ay ku diid...

Nabadoon lagu dilay Gedo iyo qabqabasho ka socota gobolka

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegay in saaka lagu dilay mid ka mid ahaa nabadoonnada deegaanka caanka ka haa, kaasi oo u...

Ma dhabaa in Israa’iil ay fursad u heshay dilka Yaxya Sinwaar?

Telefishinka Kanaal 12-aad ee Israa’iil laga leeyahay ayaa baahiyay xog aan horey loo shaacin oo sheegaysa in ciidanka Israa’iil a...

Live Now

English News

Facebook Feed