HomeWararka

Wararka

Shiinaha oo sheegay in ay garab taagan yihiin Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta kulan la yeeshay Danjire Wang Yu, safiirka Shiinaha ee u fadh...

Taiwan oo Hargeysa ka dhisaysa Isbitaal ay ku baxayso in ka badan 20 milyan oo doolar.

XukuumaddaTaiwan ayaa 22 milyan oo dollar sheegtay in ay ku bixinayso, dib u dhiska cisbitaalka guud ee Hargeysa iyo 2 milyan oo d...

Aqalka Sare oo sheegay in Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya uu lumiyey xubinimadii u...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa lumiyey xubanimadii Aqalka Sare, ka dib markii uu soo xaadiri waayay a...

Tirada dadka ku dhintay duufaanta Milton ee Mareykanka ka dhacday oo siyaaday.

Tirada dhimashada ee ka dhalatay duufaanta Milton oo ku dhufatay gobolka Florida ee dalka Mareykanka ayaa gaartay, ugu yaraan 16 q...

Dowladda Soomaaliya oo abaabul dagaal ka wada deegaannada Galgaduud

Gobolka Galgaduud waxaa ka socda abaabulka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab, kaasi oo ay wadaan saraakiil sare oo katirsan Ciidanka...

Qodobo xasaasi ah oo ka soo baxay shirka Asmara uga socday xulufada gobolka

Madaxweyne Isaias Afwerki iyo Madaxweyne Abdul Fattah el-Sisi ayaa saacadihii hore ee maanta yeeshay wadahadallo ballaaran oo ku s...

Booliska Jubbaland oo gacanta ku soo dhigay Xashiish iyo rag ku eedeysan

Laamaaha amanaka Jubbaland ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen ka dib howlgal dhanka xeebta ay ka sameeyeen magaalada Kismaa...

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ATMIS oo Kismaayo booqasho k...

Waxaa magaalada Kismaayo saacadihii la soo dhaafaya ka qabsoomay kulamo looga hadlay dardar galinta dagaalka Alshabaab iyo howlgal...

Shirkadda diyaaradaha Kenya oo joojinaysa duulimaadyada Muqdisho

Shirkadda Diyaaradaha Kenyan Airways ayaa ku dhawaaqday in go'aanka hakinta duulimaadyadii Muqdisho ay ku tagi jirtay la qaatay, k...

Wax ka ogow Shirka seddex geesoodka ah ee xulufada Bariga Afrika uga socda magaalada Asmar...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Asmara ayaa shir seddex geesood ah kula leh Madaxweynayaasha M...

Madaxweynaha Masar oo Asmara kaga qayb galaya shir looga hadlayo xaaladda Amniga geeska Af...

Madaxweynaha Masar Cabdilfitaax Alsiisi ayaa maanta ku wajahan magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eretariya, xilli halkaasi uu k...

Ciidamada dowladda oo sheegay in ay burburiyeen fariisimo Alshabaab oo ku yaala Baay iyo B...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay maanta ka fuliyeen deegaanno dhaca xadka gobollada Baay iyo Bakool in ...

Live Now

English News

Facebook Feed