HomeWararka

Wararka

Shiinuhu ma wuxuu qorsheynayaa in uu ciidamo u diro Lubnaan?

Dawlada Shiinaha ayaa maanta oo Talaado ah sheegtay in ay qaadi doonto tallaabooyin dheeraad ah oo lagu xoojinayo ammaanka ciidama...

NATO oo bilowday dhuulatus hubka nukliyeerka qayb ka yahay.

Gaashaanbuurta NATO ayaa maanta bilowday dhoolatuskeeda sanadlaha ah ee Nukliyeerka, ee loogu magac daray Steadfast Noon, oo ay ka...

Dagaal beeleed sabaabay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Mudug.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay deegaano k...

Banaanbaxyo rabshada wata oo ka dhacay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool.

Banaanbaxyo rabashado wata ayaa maanta ka dhacay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, inkasta oo aysan jirin wax khasaare dhimasho ...

Qaraxii Soobe oo maanta sanad kale ka soo wareegtay iyada oo gurya badan mahadho

Waxaa 7 Sano maanta ka soo wareegtay markii qaraxii ugu dhimashada badnaa taariikhda Soomaaliya uu ka dhacay Isgoyska Soobe ee mag...

Koonfur galbeed oo kala diratay Maamulkii degmada Xuddur iyada oo ka hor yimid go’aa...

Maamulka degmada Xudur iyo xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmadaas oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo dib u heshiisi...

Soomaaliya oo xaaladda gobolka kala hadashay dalka Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Xarunta Wasaaradda kula kulmay Siihayaha Safaaradda Suudaan ee...

Iska hor imaad khasaare dhaliyey oo ciidamada Puntland kooxa hubeysan kula galeen Sanaag

Wararka ka imaanaya Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in uu halkaas dagaal ku dhexmaray Ciidamo katirsan Puntland i...

Iiraan oo shaacisay inay Israa’iil ka aargoosan doonto dilka ay u gaysatay Jeneraal sare ....

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Iran ayaa sheegtay inay u tixgalinayaan dilka la taliye sare oo ka tirsan ciidamada Ilaalada ...

Ciidamada gaarka ah ee Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey Jubbada Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee Danab iyo ciidamada kala duwan ee Jubbaland ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka sameey...

James Swan oo Madaxweyne Axmed Madoobe kala hadlay arimaha khilaafka shirka golaha wadatas...

Ku simaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa maanta magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jubbla...

Ciidamada xoogga oo howlgal ay ka fuliyeen Shabeellaha Dhexe ku dilay 25 Al-Shabaab ah

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Raas Qabow ee gobolka Shabeellaha Dhexe wa...

Live Now

English News

Facebook Feed