HomeWararka

Wararka

Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Puntland iyo Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi oo uu weheliyo  Ku-xigeenkiisa Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa kulan muhiim ahb la yeeshay...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda ee Jaamacadda ...

Kalfadhiga 33-aad ee Wasiirada Maaliyadda Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Manama ee dalka Baxreyn, ayaa waxaa ka qeyb ga...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay deegaano ka tirsan G...

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay weerar culus ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab, kuwa...

Hogaamiyaha SSC Khaatumo Oo Ku Dhawaaqay Isku Shaandhayn Golihiisa Wasiirada

Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye SSC – Hogaamiyaha Khaatumo ayaa isku shaandheyn iyo magacaabis ku sameeyay golihiisa wasiirada,...

Laamaha ammaanka Muqdisho oo gacanta ku dhigay rag burcad ah oo dhac geysanayay

Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ku qabtay labadaan nin oo watay Tooreeyo iyo Mooto Bajaaj, i...

Madaxa hey’adda gargaarka SoDMA iyo wafdi ka socday hey’adda UNHCR oo kulan mu...

Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA,  Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa qaabilay maanta Wafdi ka socday hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR,...

Kulan looga hadlayay arrimaha doorashooyin dagaalka Al shabaab iyo arrimo kale oo dhexmara...

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka iyo qaar ka mid ah Golaha wasiirrada aya...

Maamulka Hirshabeelle oo war cusub iyo baaq ka soo saaray khilaafka xooggan ee ka taagan g...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si weyn uga hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taa...

Agaasimaha hey’adda NISA oo Beledweyne ka bilaabay olole ka dhan ah dagaalka Al shab...

Agaasimaha  Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Soomaaliya ee NISA,  C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa  Magaalada Baledwe...

Madaxweynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare isla markaana m...

Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa uu ku meel-mariyay xil ka qaad...

Ra’iisal Wasaare Xamse oo dib ugu soo laabtay dalka kaddib safar uu u aaday dalka Ke...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya muddadii u dhexeysay...

Dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigtay sargaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab oo ...

Kadib howlgal qorsheysan oo ciidamada dowladda iyo Koonfur Galbeed ay ka fuliyeen deegaanka Kuunyo Buurow oo qiyaastii 30 KM dhank...

Live Now

English News

Facebook Feed