HomeWararka

Wararka

Soomaaliya & Qaramada Midoobey oo kawada hadlay arrinta howlgalka soo socda ee AUSSOM...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah la qaatay ku xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Mid...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka dembiyada abaabulan

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo yeeshay maanta mid ka mid ah kulamadii caadiga ayaa ansixiyay Heshiiska...

Muxuu yahay heshiiska ay kala sixiixdeen Soomaaliya iyo kenya?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaba gabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya, halkaas oo uu kulan ...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay shil diyaaradeed oo la sheegay in uu ka dhacay dalka

War ka soo baxay Hay’adda Duullista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu beeniyay warar sheegayey in uu shil diyaaradeed ka dhacay Hawad...

Saraakiil iyo Askar loo Maxkamadeeyay in ay ka soo baxeen furimaha dagaal ee Galmudug

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qaybta Galmudug ayaa u fadhiisatay kiis dacwadeed loo heysto Askar iyo Saraakiil isaga soo baxda...

Taliyihii hore ee ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan oo bixiyay xog xasaasi ah.

Taliyihii hore ee ciidamada Illaalada Kacaanka Iiraan ee magacooda loo soo gaabiyo IRGC Maxamed Cali Jacfari ayaa sheegay in Israe...

Soomaaliya oo cadeysay in aysan rajeyneyn Itoobiya in ay ka mid noqoto Howlgalka soo socda...

Dowladda Soomaaliya ayaa cadeysay in aysan Itoobiya ka mid noqon doonin howlgalka soo socda ee la filayo in uu ka howlgalo Soomaal...

Khasaar dhimasho iyo dhawaac ah oo ka dhashay Weerar toos ah oo Alshabaab ku qaadeen CXD.

Ugu yaraan toban ka tirsan maleeshiyada Alshabaab ayaa lagu dilay dagaal culus oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kooxda ku dhex...

Odayaasha dhaqanka Soomaalida oo diiday ka qeyb galka shirka Itoobiya wado

Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka deegaanka Soomaalida ayaa la soo sheegayaa in ay qaadaceen wadahadaladda qaran ee garwadeenka ka...

Madaxda Soomaaliya iyo Kenya kulan ku leh magaalada Nairobi

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi halkaasi oo uu Maanta Shir kula ...

Shacabka Jarmalka oo codkooda ku muujiyay mowqifka dawladooda ku hubeenayso Israa’iil.

Ra’yi ururin ay samaysay hay’adda cilmibaarista Forsa ee Jarmalka laga leeyahay ayaa muujisay in boqolkiiba 60 shacabka Jarmalku a...

Sirdoonka Sir’aaiil oo qabtay shabakad 7 qof ka kooban oo Iiraan u shaqeynaysay.

Booliiska & laanta sirdoonka Israa’iil ee Shin Bet ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay shabakad basaas ah oo ka kooban 7 qof oo...

Live Now

English News

Facebook Feed