HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya ka jawaabtay eedeymo kaga yimid Khariirad hadal heyn abuurtay

Wasiirka Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay eedeymo iyo dhaliilo kala kulmay oo uga yimid madax iyo siyaasiin...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay xubin muhiim oo ka tirsan Alshabaab

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya & kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay Waqooyiga Jubbada Hoose k...

Mareykanka oo baaraya in Shiinuhu jabsaday Telefoonada Trump & Kamala

Dowladda Mareykanka ayaa baaraysa isku dayo looga shakisan yahay in burcad Shiinays ah ay ku doonayaan inay ku dhagaystaan xogta t...

Shirkii Golaha NCC ee lagu waday inuu maanta Muqdisho ka furmo xaggee ku dambeeyay?

Waxaa uu ahaa qorshuhu maanta in dib la iskugu soo laabto si halkiisii looga sii amba qaado qodobada hortabinta leh ee Shirka gola...

Puntland oo ku eedeyey DFS in ay ka shaqeyneyso in la ” iska horkeeneyso” buls...

Puntland ayaa dhaliilo kulul u jeedisay dowladda Federaalka Soomaaliya ka dib markii qariiradda dalka ay sheegtay in deegaano ka m...

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya Qarax khasaare dhimasho iyo dhawaac ah ka dhasheen oo maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee Gobolka B...

Dowladda Soomaaliya oo digniin adag oo dhanka Ammaanka ah duldhigtay Milkiilaayasha gawaar...

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sheegay, iyada oo la ilaalinayo badbaadada muwaadiniinta iyo hantidooda, in uu bulshada...

Dil loo geystay dad Soomaali ah oo sababay banaan bax xiray Suuqa Islii ee magaalada Nairo...

Goobaha ganacsiga ee Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa xiran maanta, ka dib dil argagax leh oo loo geystay hooyo iyo laba g...

Inka badan 160 dhalinyaro laga sii daayay xabsida Liibiya oo laga dejiyay magaalada Muqdis...

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay in ka badan 160 dhalinyaro S...

Golaha Wasiiradda oo meel mariyey heshiis difaac oo dhexmaray Soomaaliya iyo Tanzania

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyey Heshiis is afgarad ah oo u dhexeeya dal...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii lagu qaaday warshadaha hawada sare ee Turkiga

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay cambaareyneyso weerarkii lagu qaaday warshadaha hawada sare ee Turkiga (TUSAŞ) ee magaalad...

Soomaaliya oo ka fiirsaneysa in Itoobiya ka mid noqon doonto howlgalka AUSSOM

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada howlgalka xasilinta Midowga Afrika ee...

Live Now

English News

Facebook Feed