HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo dilashay horjoogihii Alshabaab ee Shabeellaha dhexe

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidanka deegaanka ayaa la xariijiyey in howlgal ka dhacay deegaanka Cali Heele, oo...

Xeer Ilaalinta Soomaaliya oo xukunno adag ku riday dad lagu helay maalgelinta Alshabaab

Xafiiska Xeer Ilaalinta Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay xukuno isugu jira xabsi, ganaax lacageed iyo la wareegid hanti, ka dib...

Xulka qaranka Soomaaliya oo ka badiyey dhigooda Rwanda

Xulka qaranka Soomaaliya ee ka yar 17 sano ayaa galabta guul weyn oo 3–0 ah ka gaaray dhiggooda Rwanda, kulan ka tirsan Ciyaaraha ...

Maxkamadda Mudug oo xukun dil ah Ku riday Hodan oo dishay Saabiriin Saylaan

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Mudug, Puntland ayaa xukun dil ah ku riday Hodan Maxamuud Diiriye, oo lagu helay inay si ar...

Maxaa looga hadlayaa shirka 3-aad ee Culimada Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacaya?

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu wadaa in si rasmi ah looga daah-furo Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed, oo ay ka soo...

Gaalkacyo: Waxaa socda garmaqalka kiiskii argagaxa lahaa ee lagu dilay Saabiriin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Mudug ayaa maanta markii labaad u fariisatay dhageysiga kiiska naxdinta leh ee Saabiriin Sa...

Maxkamadda Mudug oo dib u bilaabeysa dhageysiga gal-dacwadeedka gabadhii si arxan darro ah...

Maxkamadda Darajada Koowaad ee gobolka Mudug ayaa maalinta bari ah sheegtay inay dib u billaabi doonto dhageysiga kiiska dilka mar...

Maxkamadda Ciidamada oo Baarlamaanka Soomaaliya u gudbinaysa xasaanad ka xayuubin si loo m...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Baarlamaanka Federaalka ay u gudbin doonto codsi ah i...

Xasan Sheekh & Farmaajo oo hawada isu mariyay hadallo siyaasaddeed oo la isku durayo

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga jawaabay hadallo dhaliil ah oo uu jeediyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Max...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maamusay Cumar Cartan oo noqday garsooraha ugu wanaagsan Afrika...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Garsooraha ugu wanaagsan Afrika ee sanadka 2025, Cumar Cabd...

Hay’addaha amniga Kenya oo xabsiga dhigtay haaweenay loo heysto howlo taageero aggag...

Ciidamada Dambi Baarista Kenya ayaa sheegay in howlgal sirdoon ku saleysan oo ay ciidamada gaarka ah ka fuliyeen magaalada Nairobi...

Maxkamadda Ciidamada oo xukunno dil ah ku riday dad lagu helay dambi wadareed, gubis iyo w...

Iyadoo toddobaadkii hore uu gobolka Shabeellaha Hoose ka socday dhageysiga dacwadaha eedeysanayaal loo haysto dilal la xiriira aan...

Live Now

English News

Facebook Feed