HomeWararka

Wararka

Maamulka Waqooyi Bari oo gacanta ku dhigay rag daroogo ku soo gudbiyey xuduudka Dowlad-dee...

Ciidanka Booliska maamulka Waqooyi Bari ayaa hawlgallo amni oo xuduudka ay la wadaagto Dawlad Deegaanka ku qabtay laba nin oo lagu...

Qaramada Midoobay ayaa billaawday qorshaha ay uga baxeyso gudaha Soomaaliya

Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay qorshaha ka bixitaankiisa gudaha Soomaaliya, xilli mudada jiritaan...

Dowladda Soomaaliya oo Wafdi Sare oo saraakiil ah u dirtay Masar

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Gen...

Maxkamadda Galgaduud oo xukunno dil & xabsi ah ku riday rag loo heystay fal dil ah

Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta ku dhawaaqday xukuno dil iyo xabsi ah oo la xiriira kiiskii dilka Marxuum Mudalib Nuur Xa...

FAAHFAAHIN: Dagaal ka dhacay Marka Shabeellaha hoose

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal kooban oo maanta ka dhacay degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo d...

Maxa ka soo kordhay  barnaamijka group Five ee Canada oo Soomaali badan dalkaasi ku tagi j...

Dowladda dalka Canada ayaa kordhisay hakinta barnaamijka codsiyada qaxootiga ee Group five loo yaqaan, kaas oo dad badan u oggolaa...

Dood kulul oo ku aadan caasimadnimada Garoowe oo maanta ka dhacday xarunta Baarlamaanka Pu...

Dood kulul oo ku saabsan mustaqbalka caasimadnnimada Garoowe ayaa maanta ka dhacday xarunta Baarlamaanka Puntland, xilli lagu guda...

Xildhibaannada Soomaaliya oo loo diray dignin adag oo dhaqaale joojin ah

Guddoonka golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in laga bilaabo hadda aan dib loogu cudur-daari doonin xildhibaan...

Maraykanka oo socdaallo sahan ku tagay dekedaha Berbera iyo Boosaaso

Maraykanka ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay labo socdaal oo muhiim ah ku tagay dekedaha Berbera iyo Boosaaso, isagoo kulamo kala ...

 Maxamed Kaahin “Shirka xisbiga Kulmiye cidda wax laga waydiinayaa Muuse Biixi maaha...

Waxaa soo baxaya khilaaf culus oo ka dhex taagan hoggaanka sare ee xisbiga xukuumaddii hore ee Somaliland ee Kulmiye, kadib markii...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay martigelisay in ka badan 40-kun oo qaxooti iyo magan...

Waxaa magaalada Nairobi maanta lagu soo gabagabeeyay shir heer wasiir ah oo socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo ay ka qeyb-ga...

Qaramada Midoobey oo sheegtay in “ku dhowaad 5 milyan Soomaali ah ay wajahayaan cunt...

Soomaaliya waxaa ka taagan xaalad bini’aadantinimo oo sii xumaanaysa, iyadoo roob la’aan baahsan ay ka dhalatay abaartii soo jiita...

Live Now

English News

Facebook Feed