HomeWararka

Wararka

NATO oo shaacisay xilliga la filan karo duulaan Ruushka uga yimaada

Xoghayaha guud ee NATO, Mark Rutte, ayaa ka digay in Ruushka uu diyaarsan karo ciidankiisa si uu u isticmaalo xoog ciidan oo ka dh...

Ruushka oo ka digay dagaal nukliyieer haddii aan la gaarin heshiis nabadeed oo dhab ah

Madaxa wafdiga wadaxaajoodka Ruushka ee la yeeshay Ukraine, ahna kaaliyaha Madaxweynaha Ruushka Vladimir Medinsky, ayaa sheegay in...

Xukuumadda Soomaaliya oo mucaaradka ku eedeyey inay wataan qorshayaal shisheeye ayna meel ...

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka falcelisay warsaxaafadeed ay maanta soo saareen madasha samatabixinta oo ay ku midaysanyi...

Hoggaamiyaha Macawisleyda Hiiraan oo si eedeymo culculus u jeediyey Madaxda Hirshabeelle x...

Hoggaamiyaha Ciidamada Deegaanka ee gobolka Hiiraan ahna Duqii hore ee gobolka Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta si adag u weeraray m...

In Ka Badan 41-kun oo arday oo u Fadhiistay Imtixaanka Dugsiga Dhexe ee Gobolka Banaadir

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in 41,639 arday ay maanta u fariisteen imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsi...

Mucaaradka oo si niyad jab ah kaga digay shirarka madaxweyne Xasan ku dhawaaqay

Madasha siyaasiyiinta Mucaaradka ee loogu yeero “Samatabixinta Soomaaliyeed” ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku soo dhoweysay ...

DFS codsiyo iyo abaabul Siyaasadeed u ku wada gogosha watashiga qaran

Iyadoo uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay shir wadatashi qaran ah oo lagu qaban doono magaalada Muqdish...

Ciidamada Puntland oo la wareegay mid ka mid ahaa talisyadii ugu weynaa Daacish ee buuraha...

Ciidamada ammaanka Puntland oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa maalintii saddexaad sii wada howlgal ballaaran oo ka dhan a...

Faafaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya Alshabaab ku Go’doonsan Hiiraan iyo khasaaraha ka...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal culus oo ka socda duleedka deegaanka Ceel-Hareeri ee gobolka Hiiraan, halkaas oo...

Alshabaab horjoogayaal ku jiraan oo lagu dilay Shabeellaha Hoose

War goordhow kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa lagu sheegay howlgal gaar ahaa oo ay fuliyeen Ciidamada gaarka ah...

Howlgallo culus oo lagu Beegsaday Alshabaab oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyey weerar dhowr jiho ah oo lagu qaaday goobo ay ku sugnaayeen xubno lagu sifeeyey "firxa...

Rabshadihii magaalada Los Angeles oo ka sii daray Trump oo ciidamo u diray

Madaxweyne Donald Trump ayaa u diray 2,000 oo askari oo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Qaranka magaalada Los Angeles kadib markii mu...

Live Now

English News

Facebook Feed